Riyada qofka meydka dhaqdhaqaaqaya

Su’aasha:

ASC DHAMAAN BAHDA DARUUR /SALAAN KADIB WAXAA KU RIYOIDAY ANIGOO MEEL TAGAY KADIBNA WAXAA ARKAY NIN DHINTAY OO LADUUGI RABO MARKA MARADA LAGA FEEDAY WUU NUUX NUUX SADAY INDHAHA AYUU KALA FURAY HADANE WAX DHINTAY CML AYUU NOQDAY HADANE WUU DHAQ DHAQAAQAY OO SIDI OOKALE AYUU DHAQ DHAQAAQ SAMEEYAY /MAXAA LAGU FASIRI KARAA.

Riyada qofka meydka dhaqdhaqaaqaya
Riyada qofka meydka dhaqdhaqaaqaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa dhanbaal kugu wajahan  kaas oo ah inaad waxa aad gacmaha kula jirto inaad meesha kasii waddo, oona aad ku saxsan tahay, dhaqdhaqaaqa qofka dhintay riyo marka lagu arko waa dhanbaal falkaaga tilmaamaya, waxaa laga shaqada meesha kasii wad.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More