Riyada qof muslin kaniisad galayo maxay tahay

Su’aasha:

waxan ku riyooday anoo galayo kaniisad oo xaflad ay ka jirto waxaan u jeedaa dad badan oo dhar cad ku labisan waxaa ku jiro nin muslin ah laakin ninka hadda ma garan karo qofka uu yahay laakin waxay dareen sanahay inu muslin yahay marka sidaas ayan kusoo toosay riyadan maxaa lagu fasiri kara.

Riyada qof muslin kaniisad galayo maxay tahay
Riyada qof muslin kaniisad galayo maxay tahay

Jawaabta:

Kaniisada waa meesha ay ku cibaadaystaan kirishtaanka, diin ahaan hadda waa diin la nasakhay, waxaa nasakhay islaamka, diinta islaamka diin aan ahayn xaq ma aha hadda.
laakin riyo haddii lagu arko kaniisada waxay tilmaamaysaa wax fiican waxaa ka mid ah qofka inuu towbad keeni doono uu ka fogaan doono xumaanta, sidoo kale waxay tilmaamaysaa qofka inuu heli doono jago fiican iyo liibaan weyn waxaa laga yabaa shaqadiisa inuu ka helo dalcin heer sare.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More