Riyada qof hab la siinayo iyo shinbir lala hadlayo

Su’aasha:

Asc gudomiye ka waran xalaadaada cafimaad setahay –(1) waxaan Ku riyooday anigoo mid aan qaraabo nahay oo aan mudo arkin hab siinaayo long hug ‘ (2) waxaan kale oon Ku riyooday anigoo Ku mashqulsan arimo Ku saabsan ganacsigayga ama ganacsiga an Ka shaqeyo oon Ka hadlaayo price Ka si anigo la hadlaayo qoloyinka an Ka soo qaato sticks anigo u shegayo intaa had igu siinaysiin Iska data waydo waxaan intaas uga helaaya magacalada an jogo kiwi Ku iibiyo oon Ku dhahay Bari iyo Bari dambe ma imaanayo Kadib waxaan la hadlaayay naagtii manejarka mesha Ka ahayd anigo Kala hadlaayo price Ka kadib waxan Monday inay Yara figaatay markaad waxaa ii timid shimbir shimbirkii naan la hadlaayay booskii aan Kala hadlaayay naagtii shimbirkaasoo I maqlaayay I dhageesanayay iso dhawaaday Ila garabka waxaan kale oon arkay shimbir.

Riyada qof hab la siinayo iyo shinbir lala hadlayo
Riyada qof hab la siinayo iyo shinbir lala hadlayo

Jawaabta:

Waan ku salaamay walaal Fu’aad marka hore.

Riyada qofka aad hab siinayso waa kulan wacan oo aad la kumi doonto qof aad jeceshay sidoo kale farxad aad gali doonto.

Teeda kale naagta waxay tilmaamaysaa aduunka  sidoo kale shinbirka aad la hadlayso waxay tilmaamysaa riyada sida aad ugu guulaysan doonto ganacsiga iyo nolosha.

Shinbir ayaa u adeegi jiray nabi Sulaymaan (CS) shinbiraha ayuuna la hadli jiray Ilaahay wuxuu siiyay mulki iyo xukun aan lasoo koobi karin, marka riyada waa bishaaro iyo guul.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More