Riyada qof asoo shaqo helayo

Su’aasha:

Asc xalay waxan ku riyooday anoo shaqo cusub helay lacag fiican qaadanaya ayna soo dhaweynayaan gabdho iyo wiilaal meesha ka shaqeeyo.

F.G. Ani hadda shaqo wan haysta lacag fiican waan ku qaata balse kuma qanacsani.

Riyada qof asoo shaqo helayo
Riyada qof asoo shaqo helayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto hanti iyo firficooni oo aad ku gaarayso jago sare, qofka hadduu arko asoo shaqo haysta shaqo kale asoo u wareegay siyaado ayay tilmaamysaa riyadaas iyo inuu sii kordhin doono dadaalladiisa iyo kartidiisa, waa riyo fiican. oo bishaaro ah, shaqada waa wax fiican oo lid ku ah shaxaadka.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More