Riyada meel ay wada joogaan xigtadu iyo booqashada qof jirran

Su’aasha:

ASC ALLAH MAHADLEH
WAAD MAHADSAN TIHIIN GUUD AHAAN WEBKA DARUUR ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY ANOO DHEXJOOGA GURI WAYN OO AY KA BUUXAAN DUMARKII XIGTADA IYO QARAABADOO DHAN WAXAN GALAY GURI AY KU TUKANAYAAN DUMARKOO DHAMI ANIYO WALKAY IGA WAYNI
WAXAANANU SOO BOOKHANAYNAY DHAMAANTAYO GABADH AAN ILMADEER NAHOO BUKHTA
WAXANANU DIYAARINAYNAY DUCO WAYN OO QARAABADA OO DHAMI JOOGTO
ALLAH MAHADLEH.

Riyada meel ay wada joogaan xigtadu iyo booqashada qof jirran
Riyada meel ay wada joogaan xigtadu iyo booqashada qof jirran

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in murugaha ay dhamaan doonaan oo farxad la heli doonto, aragtida booqshada qofka jiran waa riyo mararka qaar tilmaamaysa qofka xanuunsan oo riyada ku jiro inuu u baahan yahay waano iyo hanuun guud ahaan riyada waa khayr iyo farxad iyo ducada oo la qabali doono.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More