Riyada guurka gabadh caruur leh

Su’aasha:

Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur marwalba Allah macak
Waxaan ku riyooday anoo guursaday gabadh lasoo furay oon aqaano oo 3 caruura leh lkn caruurta aabo hood haysto laba kamida markanay riyo ahayn
Waxaanu ku aqalgalnay guri waynoo fooga oo maqsinaduusu waawayn yihiin oo aad u qurux badan aadna loo goglay
Waxaana igu soo booqday edaday aabahay LA dhalatay iyo wiil iyo gabadh ay dhashay waanan soo dhaweeyay
Kabacdi dhinaca gabadhay u Kaceen
Kabacdi jarajarada soo Koray xaaskayga cusub oo xaga sare ee guriga raashin ku karinaysaan I imid edo meeday Ayan waydiiyay waytagtay maxad u fasaxday hainala joogeene kabacdi 3 dii caruura oo ay dhashay laba gadhod iyo wiilkii Ayan arkay iyagoo iga xishoonaya oo isqarinaya kabacdi caruurtii ayaan uyeedhay waysoo raaceen
Aabihiino Kale Ayan ahayn waan lafadhiistay waansoo dhaweeyay waan dhunkaday iyaguna wayku farxayeen
Saxibaday ayaan ku idhi waan casuumaynaa xaaskayguna Haye igu lahayd
Aadna waanu ugu wada faraxsanayn guurkaasi
Allah mahadleh.

Riyada guurka gabadh caruur leh
Riyada guurka gabadh caruur leh

Jawaabta:

Qofka marka uu arko asoo guursanaya naag lasoo furay waxaa lagu fasiraa inuu helayo mustaqbal aad u fiican sidoo kale nimcooyin fara badan waliba, waxay noqon kartaa riyada shaqo aad u fiican inuu helayo, sidoo kale inuu dad badan wax u qadan doono.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More