Waxaan Ku riyooday geed gubanaayo iyo anoo duulayo

Su’aasha:

Waxaan Ku riyooday aniga oo biibaayo kadibna waxan arkay geed gubanaayo xaafad kundxyaal geedkaas ilma ayaa ag joogay wan imid meshi waxan Ku iri caruuti maad dabkan damisan kadibna waxan bilaabay inaan biyo ku shubo khaybtii uu geedka Ka gubanaayay.

Waxaan Ku riyooday geed gubanaayo
Waxaan Ku riyooday geed gubanaayo

Jawaabta:

Riyada geed gubanayo waxay tilmaamaysaa fursad inay lumi doonto ama in mashruuc lagu khasaari doono laakin marka ugu dambaysa khasaaradaas waa la reebi doonaa ma noqon doonto khasaaro xooggan.

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaari doonto meel sare laakin ay arrimo ku carqaladaynaya imaan doonaan laakin aad ka adkaan doonto ugu dambeyntii.
Foori gaar u lahow hantida meesha aad galinayso iyo ganacsiga qofka aad la samaynayso.

Riyada waxaa kaloo ay tilmaami kartaa dagaal xagga qaraabada, gubashada geedka waxay noqon kartaa dagaal qaraabo isku dhac xanaaq iwm. laakin waa laga heshiin doonaa hadday dhacdo taas.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More