Tirada 18 maxay tahay marka aad filin daawan rabto

Su’aasha:

Haddii aad daawan rabto aflaamta xun xun maxay tirada  🔞 kuu tusaan markasta maxayse ka wadaan tiradaas ay kusoo qorayaan shaashadda?

Tirada 18 maxay tahay marka aad filin daawan rabto
Tirada 18 maxay tahay marka aad filin daawan rabto

Jawaabta:

Dalalka yurub iyo America iyo kuwa ku raacsan xagga qaanuunka, waxay u arkaan da’da qofka lagula xisaabtamayo hadduu dambi galo inay tahay sanadka 18, qofka da’daas jiro waa qaangaar asaana naftiisa mas’uul ka ah uma baahna hooyo iyo aabbe, sidaa awgeed filimada galmada qofkii da’daas dhaafo wuu daawan karaa siday aaminsan yihiin lagama reebi karo, sidoo kale waa lala sinaysan karaa qofkii la sinaysto asoo raallii uu ka yahay qaanuunka ma qabanayo, marka nambarkaas arrintaas ayuu astaan u yahay.

Laakin qofka muslinka da’ kaste uu jiro waa inuu ka dheeraadaa xumaanta, xataa hadduu jiro boqol sano.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More