Riyada Cali bin Abii Daalib (RC) iyo asxaabta Nabiga (SCW)

Su’aasha:

Asc

Waxaan ku riyooday cali abiidaalib R.C oo qayb ka mida azxabtiisi (ciidan kiisi) oo jihaad u baxayay madax iiga dhigay.

Bal raajatada saara riyadaas maxay noqonaysaa?

Mahadsanidin.

Riyada Cali bin Abii Daalib (RC) iyo asxaabta Nabiga (SCW)
Riyada Cali bin Abii Daalib (RC) iyo asxaabta Nabiga (SCW)

Jawaabta:

Riyada asxaabta nabiga (SCW) waa riyo khayr badan guud ahaan, riyada Cali bin Abii Daalib (RC) waxay tilmaamaysaa in cadowga laga gulaysan doono guusha muslimiinta inay soo dhowaatay, sidoo kale inaad baran doonto diinta oo aad yeelan doonto fiqi, waa riyo aad u wanaagsan oo bishaaro ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More