Kaniinka Forever Kids ee caruurta la siiyo muxuu taraa

Kaniinka Forever Kids ee caruurta la siiyo muxuu taraa

Su’aasha:

Asc wr wbrk wallo waxan idin waydiyay kininka caruurta lasiyo ma fiican yahay ee magacisa layidha forever kids

Kaniinka Forever Kids ee caruurta la siiyo muxuu taraa
Kaniinka Forever Kids ee caruurta la siiyo muxuu taraa

Jawaabta:

Kaniinigan Forever Kids wuxuu ka mid yahay vitaminada hal meel laysugu keenay, wuxuu wataa dhowr vitamino oo jirka u roon iyo koriinka ilmaha oo ay mid yihiin Iron, calcium, magnesium iyo potassium.
Kaniinigan waxaa laga sameeyay furuud iyo qudaar ay ka mid yihiin bambeelmada iyo karootada iyo yaanyada iyo tufaaxa iyo geedo kale oo u roon jirka.
Wuxuu xoojiyaa difaaca jirka caruurta sidoo kale ilmaha wuxuu siiyaa awood badan uu cunuga u baahan yahay wuxuu kaloo xoojiyaa lafaha iyo murqaha jirka.

Qofka hadduu qudaartaas heli karo iyada inuu siiyo ayaa fiican, hadduu kaniinigan siiyana wax dhib ma laha waa uun vitamino, waxaana habboon inaad dhakhtar kala tashato.

حبوب Forever Kids هذه هي واحدة من الفيتامينات التي تم جمعها معا في مكان واحد ، فهي تحمل العديد من الفيتامينات المفيدة للجسم ونمو الطفل بما في ذلك الحديد والكالسيوم والمغنيسيوم والبوتاسيوم.
هذه الحبوب مصنوعة من الخضروات بما في ذلك الجزر والعدس والتفاح والأعشاب الأخرى التي هي جيدة للجسم.
إنه يقوي جهاز المناعة لدى الأطفال ويمنح الطفل أيضا المزيد من القوة التي يحتاجها الطفل ويقوي أيضا عظام وعضلات الجسم.

إذا تمكن الشخص من الحصول على هذه الخضروات ، فمن الأفضل إعطائها لها ، وإذا أعطاها هذه الحبوب ، فلا توجد مشكلة في ذلك ، فهي مجرد فيتامينات ، ويجب عليك استشارة الطبيب.

17 jir ayaan ahay lafaha dhexdooda ayaa i xanuunayo

 

 

This Forever Kids pill is one of the vitamins brought together in one place, it carries several vitamins that are good for the body and baby growth including Iron, calcium, magnesium and potassium.
This pill is made from vegetables and vegetables including pumpkins and carrots and lenties and apples and other herbs that are good for the body.
It strengthens children’s immune system and also gives the child more power that the child needs and also strengthens the bones and muscles of the body.

If a person can get that vegetable, it is better to give it to her, and if he gives her this pill, there is no problem with it, it is just vitamins, and you should consult a doctor.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More