Marka Mooska La cuno Biyo Miyaa Laga Daba Cabaa

Su’aasha:

Marka Mooska La cuno Biyo Miyaa Laga Daba Cabaa Mise Waa Caadi Hadii Biyaha Laga Dabo Cabi Waayo Dadka Qaar Ayaa Yidhaahda Waa Inaa Biyo Laga Dabo Cabo Halka Qaar Kalana Ay Yidhaahdaan Biyo Laga Ma-Dabo Cabo Labadaa Mawqif Midkee Saxsan Mahadsanid Dr

Marka Mooska La cuno Biyo Miyaa Laga Daba Cabaa
Marka Mooska La cuno Biyo Miyaa Laga Daba Cabaa

Jawaabta:

Wax dhib ma laha haddaadan biyo ka daba cabbin, laakin waxaa fiican inaad biyo ka daba cabto 30 daqiiqo kaddib, cunto kaste aad cunto, waayo biyaha dheefshiidka ayay caawiyaan, calooshana way jilciyaan, laakin in lagu cabbo ama cuntada kaddib isla markii biya laga daba cabbo waa laga fiican yahay.

Cabitaanka daasada iyo kan dabiiciga yaa fiican

 

وثبت في نفس الوقت أن تمركز إنتاج محاصيل الغذاء أدى إلى خلق مخاطر كامنة، مثل الانتشار السريع لأمراض وهوام المحاصيل، مما اقتضى اتباع طرق أكثر فاعلية للسيطرة الجماعية السريعة على هذه الأمراض والهوام، وهي استعمال الكيماويات، أو بمعنى أدق المبيدات، التي أصبحت الآن وسائل ضرورية لإنقاذ المحاصيل الزراعية الغذائية من الهوام، أو لزيادة غلة وحدة المساحة الزراعية من المحاصيل الغذائية وتقليل الفقد أثناء التخزين أو النقل أو التسويق. كما وضح كذلك أن هذه الحالة أدت إلى إدخال هذه الكيماويات وغيرها بطريقة غير مباشرة إلى البيئة التي نعيش فيها ومن ثم تسربت آثارها إلى جسم الإنسان فارتفع مستواها في الدم. وقد ثبت انعكاس آثار ذلك كله على الصحة العامة للمجتمع

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More