Maasada gacanta iyo jeejeexa jirka

Su’aasha:

Asc wll maalin walba waan aalmiiteeyaa lkn haa dhib yar ayaa i heesto waana markaan push-upka 20 amd 30 dhaho gacanta bidix maaso ayaa iga kacayso maxay noqon kartaa
.mida kale ayadana jeex jeexa maxaa keena wuxuuna iga galaa gacmaha murqaha sare iyo bowdada ma cayilka keena mise mise miisaan kaa dhacay mhadsanid.

Maasada gacanta iyo jeejeexa jirka
Maasada gacanta iyo jeejeexa jirka

Jawaabta:

Midda koowaad maasada aad ka dareemayso gacanta waxaa laga yaabaa in jug hore ay kaa gaartay gacanta, marka aad ku taagsanayso aysan xamili karin, marka ma aha wax aad u daran, jirka mararka qaarkooda wuxuu soo tufaa koronto taasna waxaa sabab u noqon kara taleefanka ama siimanka dhaadheer xaafadda ku yaalla hadday kuu dhow yihihiin, isku day alwaax korkiisa inaad ku samayso.

Midda labaad jeexjeexa wuxuu ka dhashay miisaanka aad weysay, qofka jirkiisa marka uu daciifo oo miisaanka uu waayo wuxuu yeelanayaa jeexjeex marka taas waxay u noqonaysa isbadalka jirka.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More