Jacaylka guurka kahor xaalkiisa waa sidee

Jacaylka guurka kahor xaalkiisa waa sidee

Jacaylka guurka kahor ee da’yarta ku dhaco.

Jacaylka waa dareen ninka uu ka dareemo gabadha xageeda ama iyada ay dareento.

Qofka marka uu qaangaaro wuxuu suuraysanayaa inay gabar jeceshay Jacaylka waxaa ku imaanaya si kedis ah oo culus waxaa laga yaabaa inuu jeclaado gabar deriska ama qaraabada haddii aabbihiisa ama walaalihiisa ay ku dhahaan guur wali ma gaarin marka hore wax baro oo shaqayso markaas ayuu xanaaqayaa jacaylkaas waa been inta badan waxaa la dhahaa jacayl kaadi labood raga hadda soo qaangaaray ayuu ku dhacaa qofka marka uu caqliyaysto ayuu fahmayaa inuu been ahaa laakin jacaylka dhabta ah inta badan wuxuu imaanaa marka qofka si fiican dhaqankiisa loo barto siiba guurka kaddib waayo gabadha marka aad guursato ayaad ogaan kartaa dhaqankeeda wanaagsan marka hore way jili kartaa jacaylka beenta ah xiliga shukaansiga.

Jacaylka guurka kahor xaalkiisa waa sidee
Jacaylka guurka kahor xaalkiisa waa sidee

dumarka aad bay u yaqaanaan sida jacaylka beenta loo jilo.

sidoo kale waxay awood u leeyihiin raga inay soo jiitaan hadal macaan ayayna kusoo jiitaan waxay iska dhigayaan inay yihiin dad daacad ah laakin marka guriga la keeno oo uu guurka dhaco waaba nooc kale. Waxaa jirta murti oranaysaa:

(الحب لا يعتمد على الرومانسية فقط، بل على الاحترام والاهتمام والثقة).

(أعط المرأة واسقها حباً صادقاً تعطيك روحها وتجعلك طفلها المدلل التي تخاف عليه من نفسها وتفديك بروحها).

(صوت الحب عند المرأة.. أقوى من صوت الضمير).

(Jacaylka kuma tiirsana romaansi kaliya balse wuxuu ku tiirsan yahay tixgalin iyo daryeel iyo kalsooni)

(Sii naagta kuna waraabi jacayl dhab ah waxay ku siinaysaa nafteeda waxay kaa dhigaysaa cunugeeda ay koolkoolinayso, oo ay nafteeda uga baqayso waxay kugu furanaysaa ruuxdeeda)

(Codka jacaylka naagta xaggeeda wuxuu ka awood badan yahay codka damiirka)

Jacaylka guurka kahor ee da'yarta ku dhaco.
Jacaylka guurka kahor ee da’yarta ku dhaco.

Erayada Naxariis Badan Iyo Jacaylka Xaaska

Xiriirka Jacaylka Ayan Ku Wareeray

Love is a feeling that a man feels about the girl or her.

When a person comes of age he thinks that he loves a girl.

Love comes suddenly and heavily.

He may fall in love with a neighbor or relative. If his father or his brothers say that marriage has not yet reached the point of studying and working, then he is angry. That love is a lie. It is often said that love is a mistake.

When he is mature, he falls on the person. When he is wise, he understands that it was a lie.

True love often comes when the person’s culture is well studied after getting married because when you marry a girl you can know her good manners first she can love false love during dating.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More