Hubka cusub 2020 ee Maraykanka

Maraykanka oo sheegtay goor dhow inuu tijaabiay hub cusub.
Hubkaas oo ah layzar oo lagu iftiiminayo hadafka la rabo in lala beegsado.
Asoon dab lagu tuurin ayuu burburaa sida ay sheegteen.

Hubka cusub 2020 ee maraykanka
Hubka cusub 2020 ee maraykanka

Hubkan magaca loo bixiyay waa MK2 waxaan lagu tijaabiyay markabka dagaal ee lagu magacaabo USS PORTLAND.
Waxaa lagu aaddiyay diyaarad drone ah marka lagu aaddiyay iftiinka laysarka horay ayay ka burburtay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More