Hilib qofka ku riyoodo fasirkiisa

Hilibka marka aad ku riyooto waxaa lagu fasiraa tafsiiro kala duwan
sida aad ku aragto ayay ku xiran tahay
laakin waxaa ugu muhimsan hilibka guud ahaan muxuu yahay

hilibka la kariyay ama bisil waa hanti iyo deeq badan

hilibka ceerinka waa cudur iyo dhibaato
haddii aad ku riyooto adoo cunaya hilib karsan oo bisil waxaad helaysaa hanti

haddii aad ku riyooto adoo cunaya hilib ceerin waxaad la kulmaysaa dhibaato iyo rafaad.

Hilib qofka ku riyoodo fasirkiisa
Hilib qofka ku riyoodo fasirkiisa

hilibka guud ahaan waa isbaddal noloshaada lasoo gudboonaanaya
marka qaabka aad u aragto waa muhim iyo xaalkaaga inaad tahay qof yar ama qof weyn rag iyo dumar xaas iyo doob fasirka wuu isbadalaa sidoo kale hilibka laftiisa markuu yahay hilib geel ama ari ama ide ama hilib shinbir waxaasoo dhan riyada fasirkeeda ayay baddalayaan

Ereyada raadiska: fasirka hilibka, riyada hilibka, maxaa lagu fasiraa hilib, hilib qofkii ku riyoodo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More