Gabar ku riyootay iyadoo ilmo yar ciyaarsiinaysa

Su’aasha:

Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigoo ilmo yar ciyaarsiinaya aya waxa maqlay qof iga daba dhahayo waxan dhahay wan la hadle wan ujedi waye codkii ayan aqonsaday waa gabar aanu wax isla barano waxey ku dhex jirtaa boorsada dharka ciyaalka dharka aye isu dhax qarisay kidib hal mar aye soo booday iyado xiran dhar dameer farow u eg gacmaha wax u gishan yihiin ciyaar ayeba ka wada ilmaha ayeba iska daba ordaan. Jazakaallh.

Gabar ku riyootay iyadoo ilmo yar ciyaarsiinaysa
Gabar ku riyootay iyadoo ilmo yar ciyaarsiinaysa

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo wanaag maalmahan inay kuusoo dhow yihiin waliba si lama filaan ayaad u arki doontaa waa riyo fiican.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More