Gabadha bikrada iyo gabadhan bikrada aheen farqiga u dhexeeya

Gabadha bikrada iyo gabadhan bikrada aheen farqiga u dhexeeya

Su’aasha:

Su’aashayidu waxa weeyan, waxan rabay inan wax ka ogaado,
1, gabadha bikrada ah marku nin guursado kadib habeenka ugu horeeya marku sarirta uu la aado inu galmo la sameeyo ninkaas gabadha bikrada muxu ka arki karaa dhinaca dabeecadeda madaamay gabadha ku cusub tahay galmada?
2, sido kalena gabadhan bikrada aheen uu nin guursaday iyadana habeenka ugu horeeya muxu ka ar’kayaa?
Fadlan labada su’aalod ba faafaahin dheeri ah ayan rabay in la iga siiyo wll mahad sanid.

Gabadha bikrada iyo gabadhan bikrada aheen farqiga u dhexeeya
Gabadha bikrada iyo gabadhan bikrada aheen farqiga u dhexeeya

Jawaabta:

Shaki kama taagna guud ahaan gabar nin soo aragtay iyo mid aan nin soo arkin, naagta ninka soo aragtay wax ayay kasoo ogaatay galmada, midda ninka aan soo arkin waa ku cusub yahay ninka hadda soo guursaday.

Gabadha ninka aan soo arkin oo bigrada ah ninka ugu horreeya ayay aaminsan tahay, tan ninka soo aragtayna waxay kala ogaan kartaa nimanka siday kala yihiin waxay isu barbardhigi kartaa awoodda ragga xagga galmada.

Gabadha bigrada aan ahayn way dheerran tahay midda kalana way baqaysaa, gabdha aan bigrada ahayn oo nin kale la soo raaxaysatay haddii ninkaas uu ahaa qof galmo badan midka kalana waxay ka rabtaa sidii kaas ahaa iyo si ka badan, laakin midda cusub waxay ku dhagaysaa galmada midka cusub siday tahay ha u yaraato ama ha u badnaato.

 

Gabar bikro ah in ilmo lagu beero ma dhib bay keenaysaa

There is no doubt that a woman who has seen a man and one who has not seen a man, the woman who has seen the man has learned something about sex, the one that the man who has not seen is new to the man who has just married.

The daughter of the man who has not seen the old man believes in the first man, and the one who has seen the man can know the difference between men and compares the power of men in terms of sex.

The girl who is not the big woman is tall and afraid of the other one. If the girl who is not a woman who is not a woman who has enjoyed another man is sexually active, she wants the other as he was and more, but the new one listens to the new one according to how much or more.

 

بات أعرابي ضيفا لبعض الحضر فرأى امرأته، فهم أن يأتي إليها في الليل فمنعه الكلب؛ ثم أراد ذلك مرة أخرى، فمنعه ضوء القمر؛ ثم أرادت ذلك في السحر، فإذا عجوز قائمة تصلي. فلما رأى ذلك قال:
لم يخلق الله شيئا كنت أبغضه … غير العجوز وغير الكلب والقمر
هذا يبوح، وهذا يستصاء به، … وهذه سبحة قوامة السحر
قال ابن شبة: كانت بالمدينة امرأة يقال لها صهباء، من أحسن الناس: وكانت من هذيل. وكانت رتقاء. فتزوجها ابن عم لها. فمكث حينا لا يقدر عليها لشدة ارتقاقها، فأبغضته بغضا شديدا، فطلبت منه الطلاق فطلقها. ثم إنه أصاب أهل المدينة مطر شديد، في الخريف، وسيل عظيم. فخرج أهل المدينة، وخرجت صهباء مع أهلها، وخرج ابن جحش وأصحاب له للنزهة. فلما انتصف النهار وخلا الوادي، خرجت صهباء واستنقعت في السيل، وخرج ابن جحش ولم تشعر به صهباء، فرآها وأحبها وتهالك عليها

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More