Riyada anoo gabar afka ka dhunkanaya

Su’aasha:

Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak
waxaan ku riyooday anoo ay iigu timid gabadh aan garanaya guri aanu jaar nahay anoo dagay oon hurdo ayay I toosisay waxaa ila hurday wiil aan adeer u ahay waan baray waxaan ku idhi gabadhani waa xaaskayga barasho wanaagsan iyadiina waxaan ka dhunkaday afka iyo dhaban intaan hab isasiinay kabacdi waan soo baxay oo dayrka ayaan igu imid hooyaday iyo gabadh kaloo wada fadhiya waan salaamay hooyo oo madaxaan ka dhunkaday
Allah mahadle.

Riyada anoo gabar afka ka dhunkanaya
Riyada anoo gabar afka ka dhunkanaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa guur iyo farxad iyo nolol wanaagsan, waa haddii aad tahay doon, gabadha aad dhunkanayso waxaa laga yaabaa inay tahay astaan guur, sidoo kale dhunkashada aad dhunkatay hooyadaada waa tixgalin iyo wanaajin, riyada way caddahay  waxay xoogga saaraysaa nolol raaxo leh iyo mustaqbal aduun.

Sidoo kale inaad guursan doonto gabar ay hooyo raalli kaaga tahay oo hooyadaada ay jeceshahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More