Fasirka hilibka geela oo ceerinka ah

Fasirka hilibka geela oo ceerinka ah

Su’aasha:

Waxan ku riiyooday anoo Hilib geel 2kg ah oo suuqa ka soo gadanaya wuxuuna ahaa hilib nadiif ah oo qurxoon. Marka maxay noqon karta fasiirka riiyadaas.

Fasirka hilibka geela oo ceerinka ah
Fasirka hilibka geela oo ceerinka ah

Jawaabta:

Iibsashada hilibka geela waxaa lagu fasiraa inaad ka heli doontid hanti qof aadan ka filinaynin qof cadow kugu ah siiba hilibka marka uu fiican yahay.

يقول ابن شاهين: “رؤية لحم الإبل الني يدل على حصول الرائي على مال كثير من عدو له”.

wuxuu leeyahay ibnu Shaahiin -oo ka mid ah culimada riyada fasirta-:

“aragtida hilibka geela ceerinka ah wuxuu tusiyaa qofka arkay inuu hanti badan ka helayo qof cadowgiisa ah”

Marka waa riyo fiican Ilaahay khayrkeeda haku waafajiyo

 

Buying camel meat is interpreted as saying that you will get property from someone you don’t expect from someone who is hostile to you remove meat when it’s good.

 

Riyada qof is bad badalaya fasiraad ma leedahay mise waa qaraw

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More