درس الأسبوع التاسع: الرسم والصناعة اليدوية

FARSHAXANKA & FARSAMADA GACANTA الرسم والصناعة اليدوية

الرسم والصناعة اليدوية
الرسم والصناعة اليدوية

Farshaxan Rengi Sharraxaad
رسم دهان نقش
Farshaxanle Sawir Hoos
رسّام صورة ظلّ
Buraash Qalin Midabyo
فرشاة قلم ألوان
Kaamira Tiir Dheri
آلة التصوير عمود فخّار
Iftiin Qalloocan Faryaame
ضوء معوجّ نجّار
 
Daabacad Alwaax Haram
طابعة خشب هرم
Dhisme Wareeg Toosan
مبنى دائرة مستقيم
Magacayga waa Jeylaani, waxaan ahay farshaxanle, waxaan sawiraa sawirrada dabiiciga ah sida cirka iyo geedaha iyo badda iyo xidigaha, waxaan adeegsadaa midabyo kala duwan si aan u helo sawir qurux badan, waxaan sawiray sawirro badan oo dadka ka yaabiyay.
اسمي جيلاني، أنا رسّام أرسم الصور الطبيعية، مثل السماء والأشجار والبحار والنجوم، أستخدم ألواناً مختلفة كي أحصل على صورة جميلة، رسمت صورا كثيرة أبهرت الناس.
Geele: waxaan arkay farshaxan aad u qurux badan. غيلي: رأيت رسما جميلا جدّاً
Xaaji: halkee laga helaa? حاجي:  أين يوجد؟
Geele: jaamacadda Muqdisho. غيلي: في جامعة مقديشو.
Xaaji:  farshaxan ma lagu dhigaa jaamacadda Muqdisho? حاجي:  هل يُدرَّس الرسم في جامعة مقديشو؟
Geele: ma ogi, laakin waan filayaa. غيلي:  لا أعلم، لكني أتوقّع.
Xaaji: aniga waxaan rabaa  sawir dabiici ah. حاجي: أنا أريد صورة طبيعية.
Geele: waad heli kartaa. غيلي:  تستطيع أن تحصل عليها.
Xaaji: halkeen ka heli karaa? حاجي:  أين أجدها؟
Geele: dukaan baa jira oo lagu iibiyo sawirradaas. غيلي:  يوجد متجر لبيع تلك الصور.
Xaaji: ma dhow yahay? حاجي: هل هو قريب؟
Geele: haa. غيلي: نعم.
Xaaji: ma i raaci kartaa? حاجي: هل تستطيع أن تمشي معي؟
Geele: waxaan heli doonaa fursad labo saac kaddib. غيلي:  سأجد فرصة بعد ساعتين.
Xaaji: waa hagaag, mahadsanid. حاجي: حسناً، شكراً

Su’aalaha:

  • Dhammeystir waxa ka maqan hadalka soo socda:

Magacayga …. Jeylaani, waxaan … farshaxanle, waxaan sawiraa sawirrada dabiiciga ah sida cirka … geedaha iyo badda iyo xidigaha, waxaan adeegsadaa midabyo …. duwan si aan u helo sawir …. badan, waxaan sawiray sawirro badan oo dadka ka yaabiyay.

  • Kasoo saar sheekeysiga soo socda magacuyaal su’aaleed
Geele: waxaan arkay farshaxan aad u qurux badan.
Xaaji: halkee laga helaa
Geele: jaamacadda Muqdisho.
Xaaji:  farshaxan ma lagu dhigaa jaamacadda Muqdisho?
Geele: ma ogi, laakin waan filayaa.
Xaaji: aniga waxaan rabaa  sawir dabiici ah.
Geele: waad heli kartaa.
Xaaji: halkeen ka heli karaa
Geele: dukaan baa jira oo lagu iibiyo sawirradaas.
Xaaji: ma dhow yahay

قد يعجبك ايضا
اترك رد

يستخدم هذا الموقع ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربتك. سنفترض أنك موافق على ذلك ، ولكن يمكنك إلغاء الاشتراك إذا كنت ترغب في ذلك. قبول قراءة المزيد