درس الأسبوع الثالث: الثياب والألوان

DHARKA IYO MIDABYADA الثياب والألوان

 

الثياب والألوان
الثياب والألوان
Maro Xijaab Sirwaal
ثوب حجاب بنطلون
Taay Jaakad Shaati
رباط العنق جبّة قميص
Sigis Canbuur Gacangashi
جورب فستان قفاز
Koofiyad Shukumaan Kabo
قبّعة منشفة حذاء
 
Suud Funaanad Shiinyeer
بدلة فانلة سحّاب

 

الألوان MIDABYADA

 

Guduud Cad Madow
أحمر أبيض أسود
Buluug Cagaar Jaalle
أزرق أخضر أصفر
Maarriin Dambasle Dahabi
أسمر رماديّ ذهبيّ
Aniga magacayga waa Axmed, waxaan haystaa labo shaati mid buluug ah iyo mid cagaaran iyo koofiyad qurux badan, waxaan ka helaa midabka cagaarka iyo buluugga, shalay waxaan soo iibsaday iskujoog dambasle iyo shukumaan guduudan.
أنا اسمي أحمد، عندي قميصان أحدهما أزرق والآخر أخضر،  وقبّعة جميلة جدا، أفضّل اللون الأخضر والأزرق، اشتريت أمس حلّة رمادية ومنشفة حمراء.

 

Axmed: dharka midabkee baad ka heshaa? أحمد:  أيّ لون تفضّل في اللباس؟
Maryan: waxaan ka helaa midabka cagaarka, adigna?  مريم: أفضل اللون الأخضر، وأنت؟
Axmed: midabka cad iyo buluugga. أحمد :اللون الأبيض والأزرق.
Maryan:  kabo ma ii soo iibin kartaa? مريم :هل تستطيع أن تشتري لي أحذية؟
Axmed: haa, ma ii sheegi kartaa midabka iyo cabbirka ? أحمد: نعم، هل يمكنك أن تخبريني باللون والمقاس.
Maryan: midabka waa maarriin, cabbirkana waa soddon iyo siddeed . مريم: اللون أسمر والمقاس ثمانية وثلاثون.
Axmed: hadda ayaan tagayaa, nabadgelyo أحمد :أذهب الآن، مع السلامة.
Maryan: hoo lacagta مريم: هاك النقود.
Axmed: markaan soo laabto ayaan kaa qaadaa lacagta. أحمد:  آخذ منك النقود بعدما أرجع.

Su’aalaha:

  • Dhammeystir wax ka maqan hadalka soo socda hadalka soo socda:

Aniga magacayga …. Axmed, waxaan haystaa labo shaati mid buluug ah …. mid cagaaran iyo koofiyad …. badan, waxaan ka helaa midabka cagaarka … buluugga, shalay waxaan soo iibsaday iskujoog dambasle iyo ….guduudan.

  • Turjun sheekaysiga soo socda:
Maryan: waxaan ka helaa midabka cagaarka, adigna?
Axmed: midabka cad iyo buluugga.
Maryan:  kabo ma ii soo iibin kartaa?
Axmed: haa, ma ii sheegi kartaa midabka iyo cabbirka ?
Maryan: midabka waa maarriin, cabbirkana waa soddon iyo siddeed .
Axmed: hadda ayaan tagayaa, nabadgelyo
Maryan: hoo lacagta
Axmed: markaan soo laabto ayaan kaa qaadaa lacagta.

 

 

 

 

 

قد يعجبك ايضا
اترك رد

يستخدم هذا الموقع ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربتك. سنفترض أنك موافق على ذلك ، ولكن يمكنك إلغاء الاشتراك إذا كنت ترغب في ذلك. قبول قراءة المزيد