درس الأسبوع السابع: الحكايات

 

SHEEKOOYINKA الحكايات

الحكايات
الحكايات
Sheeko قصة Waalli  جنون
Yaab عجب Orod   هروب
Qosol ضحك Kaxayn  سَوق
Cabsi خوف Malab  عسل
Naxdin صدمة Xarig  حبل
Farxad سرور Indhoole  أعمى
Dhegeysi استماع Sheekoole قصّاص
Hadal كلام Run صدق
Xusuus ذكرى Been كذب
Waqti hore زمن قديم Gabay شعر
Yaa waalli badan!

Nin ayaa jiray oo dhakhtar u tagay, wuxuuna ka codsaday inuu daaweeyo xaaskiisa oo xanuusan, wuxuu u sheegay dhakhtarka in xaaskiisa ay waalan tahay, dhakhtarkii ayaa ku yiri: sidee baad ku ogaatay inay xaaskaagu waalan tahay? ninkii ayaa yiri: waxay doonaysaa inay soo iibsato ri’, dhakhtarkii oo yaaban ayaa yiri: maxaa dhib ah haddii ay soo iibsato?.  ninkii aad  ayuu uga xanaaqay hadalka dhakhtarka  wuxuuna u qaatay in dhakhtarka ku jeesjeesayo, wuxuu yiri: waxay doonaysaa inay ku xanaanayso rida qolka jiifka. dhakhtarkii ayaa yiri: “iska dhaaf ha ku xanaanaysee”  ninkii ayaa yiri: hawada qolka ayaa xumaanaysa,  dhakhtarkii  ayaa yiri: daaqadaha iska fur,  ninkii ayaa ugu jawaabay:  waxaan ka baqayaa inay qoolleydu iga buubto, dhakhtarkii ayaa yiri: xaggee bay ka imaanaysaa qoolleyda aad ka hadlayso?  ninkii ayaa yiri: sariirta hoosteeda ayay ku jirtaa, oo aan muddaba ku barbaarinayay!,   dhakhtarkii ayaa yiri: marka labadiina yaa waalan?!

 

أيكما أكثر جنونا؟!

كان هناك رجل ذهب إلى طبيب وطلب إليه أن يعالج زوجته المريضة، وأخبر الطبيب بأنها مجنونة، فقال الطبيب له: كيف عرفت بأن زوجتك مجنونة؟ فقال الرجل: هي تريد أن تشتري شاة، قال الطبيب مستغربا ما المشكلة إذا اشترت؟، فغضب الرجل بشدة من كلام الطبيب وظن أنه يتهكم به وقال: هي تريد أن تربّي الشاة في غرفة النوم، فقال الطبيب دعها تربِّ فيها، قال الرجل: يسوء هواء الغرفة، فقال الطبيب: افتح النافذة فأجاب الرجل: أخشى أن يطير منى الحمام، فقال الطبيب: فمن أين يأتي الحمام، قال الرجل: من تحت السرير وكنت أربيه منذ مدة، فقال الطبيب: إذاً أيكما أكثر جنونا؟!

 

Iskudarka qosolka iyo oohinta

Waxaa la sheegay in haweeney duq ah ay safar ku jirtay, waxay madaxeeda ku sidday weel malab, waxay wadatay ri’ oo ay gacanteeda ku kaxaynaysay, labo tuug ayaa arkay waxayna qorsheeyeen inay xadaan waxa ay wadato, labada tuug midkooda ayaa u yimid, wuxuu sheegtay inuu indhoole yahay, wuxuu ka dalbaday inay ugu kaalmayso socdaalka, way oggolaatay wayna wadday, wuxuu iyada ku yiri iyagoo socda: ma isku dartay waligaa qosol iyo oohin? Waxay ku tiri: maya, wuxuu ku yiri i daa aan kuu qabtee xarigga si aan kaaga fududeeyo dhibka, waxay ku tiri: qabo, markuu qabtay socdkii ayay sii wateen, kaddib ayuu ka tagay rida, tuuggii kale ayaa qaatay, wax yar kaddib duqdii ayuu ku yiri: hooyo gacantayda fudayd baan ka dareemayaa ee eeg waxa dhacay, markay duqda eegtay ma aysan arkin ridii, waxay ku tiri malabkan ii ilaali, aniga rida ayaan soo raadinayaa, kaddib way tagtay, markay duqda meesha ka dhaqaaqday tuuggii malabka ayuu qaatay wuuna orday, duqdii ayaa u soo laabatay ninka markay ku soo fashilantay kaddib inay rideeda soo celiso, laakin ninka iyo malabkaba ma aysan helin, kaddib oohin iyo qosol  bay la qaraxday.

 
الجمع بين الضحك والبكاء

حُكِى أن امرأة عجوزاً كانت في سفر وكانت تحمل على رأسها إناء فيه عسل،  وكانت معها شاة تسوقها بيدها، فرآها لصّان فخططا لسرقة ما معها، أتى إليها أحد اللصّين وادّعى أنه أعمى وطلب إليها أن تساعده في السير فوافقت واصطحبته،  قال لها وهما يسيران: أمي هل جمعتِ بين الضحك والبكاء قط؟ فقالت له: لا،  قال لها دعينى أمسك لك الحبل كي أخفف عنك المشقّة، قالت له: أمسكها، فلما أمسكها واصلا السير، ثم ترك الشاة فأخذها اللصّ الآخر، وبعد قليل قال للعجوز: أمي أشعر بخفّة في يدي فانظري ماذا جرى، فلما نظرت العجوز لم تر الشاة وقالت له احرس لي هذا العسل فأنا أبحث عن الشاة ثم ذهبت، عندما غادرت العجوز المكان أخذ اللصّ العسل وهرب، رجعت العجوز إلى الرجل بعد فشلها في إعادة شاتها، ولكنها لم تجد الرجل والعسل، ثم انفجرت بالبكاء والضحك في آن واحد.

 

 

Su’aalaha:

  • Dhammeystir wax aka maqan hadalka soo socda:

Nin ayaa jiray oo …. u tagay, wuxuuna ka codsaday inuu daaweeyo xaaskiisa oo ….., wuxuu u sheegay dhakhtarka in xaaskiisa ay waalan …, dhakhtarkii ayaa ku yiri: sidee baad ku ogaatay inay xaaskaagu waalan ….? ninkii ayaa yiri: waxay doonaysaa inay soo iibsato ri’, dhakhtarkii oo yaaban ayaa yiri: maxaa dhib ah haddii ay soo …..?.

Tarjun hadalka soo socda:

Waxaa la sheegay in haweeney duq ah ay safar ku jirtay, waxay madaxeeda ku sidday weel malab, waxay wadatay ri’ oo ay gacanteeda ku kaxaynaysay, labo tuug ayaa arkay waxayna qorsheeyeen inay xadaan waxa ay wadato, labada tuug midkooda ayaa u yimid, wuxuu sheegtay inuu indhoole yahay, wuxuu ka dalbaday inay ugu kaalmayso socdaalka, way oggolaatay wayna wadday, wuxuu iyada ku yiri iyagoo socda: ma isku dartay waligaa qosol iyo oohin? Waxay ku tiri: maya, wuxuu ku yiri i daa aan kuu qabtee xarigga si aan kaaga fududeeyo dhibka, waxay ku tiri: qabo

قد يعجبك ايضا
اترك رد

يستخدم هذا الموقع ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربتك. سنفترض أنك موافق على ذلك ، ولكن يمكنك إلغاء الاشتراك إذا كنت ترغب في ذلك. قبول قراءة المزيد