درس الأسبوع الثاني: ضمير المفعول غير المباشر

درس الأسبوع الثاني: ضمير المفعول غير المباشر

Magacuyaal layeeleedka dadban

 

ضمير المفعول غير المباشر

ضمير المفعول غير المباشر
ضمير المفعول غير المباشر
Ii لي Guri buu ii dhisay. بنى لي منزلاً.
kuu لك Guri buu kuu dhisay. بنى لك منزلاً.
U له/لها/لهم Guri buu u dhisay. بنى له منزلاً.
Noo لنا Guri buu noo dhisay. بنى لنا منزلاً.
Ino لنا Guri buu inoo dhisay. بنى لنا منزلاً.
Idin لكم Guri buu idin dhisay. بنى لكم منزلاً.
Hal nin ayaa ii yimid. أتاني رجل واحد.
Labo qof ayaan arkay. رأيت شخصين.
Seddex qalin baan haystaa. عندي ثلاثة أقلام.
Afar arday baan la kulmay. قابلت أربعة طلاب.
Shan shilin i sii. أعطني خمسة شلنات.
Qalinka koowaad baan rabaa. أريد القلم الأول.
Buugga labaad ii keen. هات لي الكتاب الثاني.
Guriga seddexaad baan dhisay. بنيت البيت الثالث.
Fasalka afaraad baan dhigtaa. أدرس في الفصل الرابع.
Dabaqa shanaad baan deganahay. أسكن في الدور الخامس.
Lix kun iyo shan boqol  i sii. أعطني ستة آلاف وخمسمائة.
Hal milyan iyo seddex boqol kun qaado. خذ مليوناً وثلاثمائة ألف.
Shan bilyan shilin soomaali baan haystaa. عندي خمسة مليارات شلن صومالي.
Shariif: immisa sano ayaad jirtaa? شريف: كم عمرك (عندك كم سنة)؟
Aadan: waxaan jiraa lix iyo toban sano adigana? آدم: عمري ست عشرة سنة، وأنت؟
Shariif: waxaan jiraa labaatan sano. شريف: عمري عشرون سنة.
Shariif: shan doolar ma isiin kartaa? شريف: هل تستطيع أن تعطيني خمسة دولارات؟
Aadan: labaatan doolar baan ku siinayaa. آدم: أعطيك عشرين دولاراً.
Shariif: aad baad u mahadsantahay. شريف: شكراً جزيلاً.
Aadan: gaarigaas anaa iska leh. آدم: تلك السيارة ملك لي.
Shariif: ma gaariga koowaad baa mise kan labaad mise kan seddexaad? شريف: السيارة الأولى أم الثانية أم الثالثة؟

Su’aalaha:

  • Dhammeystir waxa ka maqan weedhaha
Hal nin … ii yimid.
Labo …. ayaan arkay.
Seddex qalin ….. haystaa.
Afar arday baan …. kulmay.
Shan shilin …. sii.
Qalinka koowaad ….. rabaa.
Buugga …… ii keen.
Guriga ….. baan dhisay.
Fasalka afaraad …. dhigtaa.
Dabaqa …… baan deganahay.
Lix kun iyo shan boqol …. sii.
Hal milyan iyo …… boqol kun qaado.
  • Tarjun sheekeysiga soo socda:
Shariif: immisa sano ayaad jirtaa?
Aadan: waxaan jiraa lix iyo toban sano adigana?
Shariif: waxaan jiraa labaatan sano.
Shariif: shan doolar ma isiin kartaa?
Aadan: labaatan doolar baan ku siinayaa.
Shariif: aad baad u mahadsantahay.
Aadan: gaarigaas anaa iska leh.
قد يعجبك ايضا
اترك رد

يستخدم هذا الموقع ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربتك. سنفترض أنك موافق على ذلك ، ولكن يمكنك إلغاء الاشتراك إذا كنت ترغب في ذلك. قبول قراءة المزيد