درس الأسبوع الخامس: السياحة

 

DALXIISKA السياحة

 

السياحة
السياحة
Baasaboor Safar Safaarad
جواز سفر سفر سفارة
Dalkugal Tagsi Alaab
تأشيرة سيارة أجرة أمتعة
Iqaamo Farankaboolo Dhalasho
إقامة طابع جنسية
Tikid Bokin Garoon
تذكرة حجز مطار
Kicid Degid Imaansho
إقلاع هبوط وصول
Gaarigacan Dalxiis Kaarto
عربة سائح خريطة
Hoteel Musaafurin Xammaali
فندق ترحيل شيّال
Waxaan u socdaa dalxiis, waxaan ku dhoofi doonaa diyaarad, kaddib waxaan raacaa bas, waxaan ku degi doonaa hoteel ku yaalla magaalada Marka, magaalada Marka waxay leedahay xeeb aad u qurux badan, waxaan jeclahay inaan ku dabaasho badda magaalada Marka .
أنا ذاهب للسياحة، وسأسافر على الطائرة، ثم أستقل الباص، سوف أسكن في  فندق يقع في مدينة مركا ، ومدينة مركا لها شاطئ جميل جدا، وأحب أن أسبح في بحر مدينة مركا.
Samatar: waxaan  rabaa inaan booqdo meelaha dalxiiska. سمتر:  أريد أن أزور الأماكن السياحية.
Muna: meelaha dalxiiska way badan yihiin, halkeed ula jeedaa? منى: الأماكن السياحية كثيرة فأين تقصد؟
Samatar: waxaan ula jeedaa Afgooye. سمتر: أقصد أفجوي.
Muna: Afgooye waa meesha ugu muhimsan Soomaaliya. منى:  أفجوي هي أهم منطقة في الصومال.
Samatar: cayaarta istunka weli ma ka jirtaa Afgooye? سمتر: هل لعبة المقارعة ما زالت موجودة في أفجوي؟
Muna: sidii hore ma aha. منى: ليست كما كانت من قبل.
Samatar: waxaan booqan rabaa beeraha mooska. سمتر :أريد زيارة مزارع الموز.
Muna: waa inaad booqataa webiga Shebeelle, waa astaanta magaalada Afgooye . منى: عليك أن تزور نهر شبيلي، فهو رمز مدينة أفجوي.
Samatar: sideen ku aadi karaa Afgooye? سمتر: كيف أستطيع الذهاب إلى أفجوي؟
Muna: bas ayaad fuuli kartaa. منى:  يمكنُ أن تركب حافلة.
Samatar: aad baad u mahadsan tahay. سمتر:  شكراً جزيلاً.
Muna: adaa mudan. منى: عفواً.

Su’aalaha:

  • Dhammeystir waxa ka maqan hadalka soo socda:

Waxaan u socdaa …., waxaan ku dhoofi doonaa diyaarad, kaddib …. raacaa bas, waxaan ku degi doonaa hoteel ku yaalla ….. Marka, magaalada Marka waxay leedahay xeeb aad u …. badan, waxaan jeclahay inaan ku dabaasho ….. magaalada Marka.

  • Tarjun sheekeysiga soo socda:
Samatar: waxaan  rabaa inaan booqdo meelaha dalxiiska.
Muna: meelaha dalxiiska way badan yihiin, halkeed ula jeedaa?
Samatar: waxaan ula jeedaa Afgooye.
Muna: Afgooye waa meesha ugu muhimsan Soomaaliya.
Samatar: cayaarta istunka weli ma ka jirtaa Afgooye?
Muna: sidii hore ma aha.

مراجع:

1-    Naxwaha Af soomaaliga,  Shire Jaamac Axmed, 1976. Muqdisho Soomaaliya.

2-    A Grammar of the Somal Language, J. W. C. KIRK  1905, Cambridge University.

3-    الكاشف قاموس عربي صومالي. مؤمن عالم  2009 القاهرة

قد يعجبك ايضا
اترك رد

يستخدم هذا الموقع ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربتك. سنفترض أنك موافق على ذلك ، ولكن يمكنك إلغاء الاشتراك إذا كنت ترغب في ذلك. قبول قراءة المزيد