Adkaarta hurdada meel aanan seexanaynin ma ku akhrin karaa

Su’aasha:

Hadii adkaarta hurdada ku akhriyo meel aan furaashkyga ahyn tusale guriga mel kaloo ka mid ah deedna iska soo seexdo kawrn ajarkedi ma helayaa.

Adkaarta hurdada meel aanan seexanaynin ma ku akhrin karaa
Adkaarta hurdada meel aanan seexanaynin ma ku akhrin karaa

Jawaabta:

Adkaarta sunnada hurada kahor waa inuu qofka akhriyaa marka uu seexanayo oo uu galo firaashkiisa ama uu koro sariirtiisa, axaadiista adkaarta huradada kusoo aroortay waxay tilmaameen qofka marka uu seexanayo,

عن عَلِيٌّ – رضي الله عنه – أَنَّ فَاطِمَةَ – رَضِيَ اللَّهُ عَنْهَا – اشْتَكَتْ مَا تَلْقَى مِنْ الرَّحَى… الحديث، وفيه: إِذَا أَخَذْتُمَا مَضَاجِعَكُمَا، فَكَبِّرَا الله أَرْبَعاً وَثَلاثِينَ، وَاحْمَدَا ثَلاثاً وَثَلاثِينَ، وَسَبِّحَا ثَلاثاً وَثَلاثِينَ؛ فَإِنَّ ذَلِكَ خَيْرٌ لَكُمَا مِمَّا سَأَلْتُمَاهُ. أَخْرَجَهُ البُخَارِيُّ وَمُسْلِمٌ.
عنْ الْبَرَاءِ بْنِ عَازِبٍ – رضي الله عنه – قَالَ: قَالَ النَّبِيُّ صلى الله عليه وسلم: إِذَا أَتَيْتَ مَضْجَعَكَ، فَتَوَضَّأْ وُضُوءَكَ لِلصَّلاةِ، ثُمَّ اضْطَجِعْ عَلَى شِقِّكَ الأيْمَنِ، ثُمَّ قُلْ: اللهمَّ أَسْلَمْتُ وَجْهِي إِلَيْكَ، وَفَوَّضْتُ أَمْرِي إِلَيْكَ، وَأَلْجَأْتُ ظَهْرِي إِلَيْكَ، رَغْبَةً وَرَهْبَةً إِلَيْكَ، لا مَلْجَأَ وَلا مَنْجَا مِنْكَ إِلا إِلَيْكَ، اللهمَّ آمَنْتُ بِكِتَابِكَ الَّذِي أَنْزَلْتَ، وَبِنَبِيِّكَ الَّذِي أَرْسَلْتَ، قَالَ: فَإِنْ مُتَّ مِنْ لَيْلَتِكَ فَأَنْتَ عَلَى الْفِطْرَةِ، وَاجْعَلْهُنَّ آخِرَ مَا تَتَكَلَّمُ بِهِ. أَخْرَجَهُ البُخَارِيُّ وَمُسْلِمٌ.

laakin haddii uu akhriyo qofka asoon soo seexanin ajar wuu ka helayaa waayo Alle ayuu xusay laakin ma aha adkaarta sunnada ah oo hurdada kahor, waayo mar kaste way u bannaan tahay qofka inuu rabbigiisa xuso ajarna wuu ka helaa mar walba uu xuso.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More