Webyo wax tarjamo iyo kuwa qoraalka kuu saxayo

Wax badan ayaa laga faa’idaysan karaa maanta oo free ah siiba dadka raba inay wax bartaan, webyo badan ayaa jira oo laga faa’idaysan karo oo sahal kaaga dhigaya inaad wax tarjunto.

Webyo wax tarjamo iyo kuwa qoraalka kuu saxayo
Webyo wax tarjamo iyo kuwa qoraalka kuu saxayo

Webyo tarjamo xarfi wax u tarjamo waa kuwan:

1- http://mobile.reverso.net/en
2- http://wordreference.com
3- http://worldlingo.com
4- http://babelfish.com
5- http://translation2.paralink.com

web weero badan kuu tarjumaya:

http://m.freetranslations.org

webyo kuu saxaya naxwaha qaldan

1- http://grammarly.com/
2- http://mobile.reverso.net/en
3- http://onlinecorrection.com
4- http://grammarcheck.net
5- http://spellcheckplus.com

Webyo qoraanka kuu toosinaya

http://afterthedeadline.com
http://reverso.net/spell-chec/
http://prowritingaid.com

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More