Waxaan arkay anigoo warqad wax ku qoran wato

Su’aasha:

Asc, waxaan arkay anigoo warqad wax ku qoran wato, oo an lasocdo naag iyo ninkeeda qaaraabo nahay, abaar kadib kala tageena , waxay igu dhahday berri beerta manoo raaceysoo ? Waxaan ku dhahay , imtixaanaa isocdo !

Waxaan arkay anigoo warqad wax ku qoran wato
Waxaan arkay anigoo warqad wax ku qoran wato

Jawaabta:

Riyada waxay tilmamaysaa arrin ku saabsan ninkaas iyo naagtiisa inay kusoo gaari doonto waana arrin muhim ah oo ku saabsan gurigooda, waxaa kaloo ay noqon kartaa inaad shaqo meel ka heli doonto oona ay sabab u noqon doonaan dadkaas aad riyada ku aragtay,  guud ahaan riyada waa arrin kuu muhimsan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More