Waa kuma Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil

Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil    الشيخ مصطفى حاج إسماعيل هارون   wuxuu ka mid yahay culimada Soomaaliyeed oo looga dambeeyo taariikhda Islaamka.

Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil
Sheekh Mustafa Xaaji IsmaaciilS

Sheekha wuxuu ku dheereeyaa Taariikhda iyo Siirada Nabiga -naxariis iyo Nabadgelyo korkiisa ha haatee-.
Sheekh Mustafa wuxuu akhriyay kutubta siirada sidoo kale Kutubta Taarikhda.
Sheekha wuxuu kasoo jeedaa waqooyiga Soomaali.

Sheekha casharro badan ayuu bixiyay oo la xiriira taariikhda Islaamiga iyo Siirada Nabiga – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee-.

haddii aad u baahan tahay inaad dhegeystao casharada sheekha waxaad ka heli kartaa duruustiisa internetka iyagoo cod ah ama video, haddii aad u baahan tahay inaad taariikhda islaamka si fiican u barato sheekh Mustafa ka baro wa qof si fiican kuu fahan siin kara, sheekha aad buu ugu fiican yahay bandhigga taariikda islaamka.

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More