Siigada iyo koriinka jirka qofka da’da yar

Su’aasha:

Asc dr waxaan ahay qof yar oo da dii koritaanka kujira markaa dr habeen kii waxaan seexdaa 1:00Am) habeenimo ilaa ugu danbayn 2:00.Am waxaanan soo kacaa salaada subax markaan soo tukado kuma noqdo hurdo ee waxaan adaa iskuulka sidoo kale maalintii waxaan siigaysta 3 jeer markaa dr Arimahan waa Arimo caado iinoqday markaa dr wax ma yeelayaan koritaan kayga Ama dherer kayga jwb wcn dr

Siigada iyo koriinka jirka qofka da'da yar
Siigada iyo koriinka jirka qofka da’da yar

Jawaabta:

Marka hore siigada iska jooji haddii aad u baahan tahay inaad hesho deganaan iyo xasillooni maxaayeelay siigada noloshaada oo dhan ayay qasaysaa, way dhici kartaa inay saamayso nafaqada jirkaaga maxaayeelay qofka siigaysta wuxuu iska daadinayaa awoodda jirkiisa siiba marka uu sidaas u badinayo, faahfaahin dheeraad ah webka ayaad ka helaysaa su’aashan kuwo la mid ah wax badan ayaan ka jawaabay.

Marka siigada koriinka jirka way saameyn kartaa qofka aan nafaqo fiican cunaynin iyo qofka siigada iska badiyo, koriinka jirka dhib ayay u geysanaysaa.

 

Qofka siigadu caato miyay ka dhigaysaa

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More