Siigada iyo daadashada timaha xiriirka ka dhaxeyn kara

Su’aasha:

Walaal Waxaa Dhibaato iga haysta dhanka Timaha “Siigada” Waxay Noqdeen kuwo Gaduudan Si bilaashna U daata Fool xumana Badan Waxaan Jeclaan Lahaa Inaad Ii faaideeso Cumtooyin Aan Ku nAfaqeen Karo Timahayga.

Siigada iyo daadashada timaha xiriirka ka dhaxeyn kara
Siigada iyo daadashada timaha xiriirka ka dhaxeyn kara

Jawaabta:

Timaha daata sababo badan ayaa keena waxaa ka mid ah qofka walwal iyo murugo markay qabsadaan sabab ayay u noqon kartaa taas in timaha ay ka daataan,  sababo kale badanna way jiraan oo badan.

Siigada shaki kama taagna inay qofka qalqal iyo walwal u keenayso, maxaayeelay qofka siigaysanaya wuxuu dareemaa yaxyax iyo xishood dadka masoo dhex gali karo wuxuu u malaynayaa in la og yahay falka uu ku jiro, taas saameys ayay ku yeelan kartaa caafimaadka timaha, teeda kale qofka marka uu badsado siigada jirkiisa nafaqo badan ayuu waynayaa taasna waxay keeni kartaa cuduro badan.
Xalka wuxuu ku jiraa inaad ka fogaato siigada oo aad ku dadaasho nadaafadda jirkaaga iyo caafimaadkaaga.

Webka waxaad ka heli kartaa wixii daawo u ah daadashada timaha.

halkaan ka raadi:  https://daruur.com//?s

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More