Sababaha keena dhuun qalaylka ama afka

Causes of dry throat when waking up

Su’aasha:

Waxaan rabaa inaan ogaado waxa keena dhuunta oo qalaylka noqota siiba marka hurdada laga soo kaco ma cudur baa mase waa wax iska caadi ah fadlan jawaab isoo siiya.

Sababaha keena dhuun qalaylka
Sababaha keena dhuun qalaylka

Jawaabta:

Qalaylka dhuunta waxaa keena sababo badan waxaa ka mid ah:
caabuqa hunguriga, sidoo kale hawada qofka uu qaadanayo ah mid qalayl ah sidoo kale jirrooyinka qaar way keenaan sida xasaasiyada cunatmareenka waxaa kaloo keena afka inuu furan yahay qofka marka uu hurdayo waxaa kaloo keena qaleelka hadalka badan qofka marka uu in badan hadlo.

afkiisa waxaa ka dhamaanaya qoyaanka sidoo kale sigaarka sabab ayuu u yahay qalaylka dhuunta ama hunguriga.
waxa uu fiican lagu daaweyn karo waa qofka inuu ku luqluqado biyo iyo milix waxay ku tegsiiyaan qalaylkaas si dhaqsi.

wuxuu keenaya wax yarbo wuxuu ku darayaa cusbo yar waxaa fiican biyaha inay haadaan kuwa qandac ah.

kaddib afka ayuu ku warwareejinayaa. dhowr jeer marka uu sameeyo wuxuu dareemayaa qalaylka oo baxay.

waana wax dabicii ah oo aan dhib kuu keenaynin.

qalaylka marka uu jiro qof wax xitaa inuu liqo way ku cuslaanaysaa

 

Xanuunka dhanxaragu waa maxay maxaana daawo u ah

 

One of the causes of dry throat and feeling thirsty is dehydration in the general body.

Dehydration, whether due to insufficient fluid intake, or loss of fluids, such as diabetes patients or severe diarrhea, or sweating during exercise, is one of the causes of dry throat.

It is associated with other signs of dehydration; Including: dry throat, and lack of urine. Dehydration must be treated, and always make sure to drink enough fluids. One of the causes of dry throat is a dry environment.

It can be the result of living in an already dry environment such as the desert environment, or the use of heaters for heating.

The cause of dry throat and dry throat during sleep is due to mouth breathing, which is usually accompanied by bad breath, general fatigue, and snoring. Mouth breathing may be associated with upper respiratory tract infection.

If mouth breathing is chronic it may indicate a more serious condition; Such as: deviation of the pace, or enlarged tonsils and adenoids, or chronic allergies.

In severe and chronic cases, mouth breathing may cause episodes of nocturnal apnea.

The patient may have to use devices to help him breathe at night.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More