Riyada xaafada aan jaarka la ahay oo safar galayo

Su’aasha:

ASC ALLAH MAHADLEH
WAAD MAHADSAN TIHIIN JASAAKUMULAHU KHAYR ALLAH MACAK

waxaan ku riyooday xaafad aanu jaar nahay oo bus fuulaya gabadh laba caruur ah inanteeda iyo wiil safar ayay aadayeen geeri mise wax kale ma xasuusto lkn way safrayeen
gabadha caruurta dhashay ayaa igu lahayd guriga biyaha iisoo xidh waa ilaa eedaankii subax waxyar ka hor waan soo hor maray gabadhaasi waxay ahayd mid aniga irabta oo inanteeday u sheegaysay

aroos ayay tagayeen xaafadu
waxay igu lahayd xaafadana ka war hay jaarbanu nahee
biyahana xidh albaabkana soo xidh markad biyaha xidho
Allah mahadleh

Riyada xaafada aan jaarka la ahay oo safar galayo
Riyada xaafada aan jaarka la ahay oo safar galayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal noloshaada lasoo gudboonaanaya sidoo kale inaad bulshada wax aad u qaban doonto, amaanana laguu dhiiban doono, riyada deriska waa khabar fiican aad heli doonto, oo meel fog kaaga imaan doono oo aad ku farxi doonto,  riyada waa riyo fiican.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More