Riyada miraha timirta iyo isbaandhayska

Riyada miraha timirta iyo isbaandhayska

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday anoo midho timira gabar yar 8 sano jira oon garanayo hoo beero ileedahay islaan anaa garanayna oo waynayna ay i siinayso midho cagaaran oy ledahay beero waa isbaadhayes meeshana waxaa ku yaalay beero midhaha isbaandhayska laba xabo cagaaran iyo labao ubax ubax sidii u muuqda anoo faraxsana wan ka qaatay iifasir wll.

Riyada miraha timirta iyo isbaandhayska
Riyada miraha timirta iyo isbaandhayska

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursanayso nin aad u qiima badan haddaad gabar tahay, haddaad xaas tahay arsaaq ayaad helaysaa ubad ayay noqon kartaa arsaaqdaas, sidoo kale waxay tusinaysaa aqoon laga faa’idayo oo si sahlan lagu helayo, sidoo kale nolol barwaaqo leh, miraha la cuno nooc kaste ha noqdaan guud ahaan waa arsaaq kuu soo dhow, guur, lacag, aqoon, iwm. waa riyo bishaaro ah.

 

Fasirka riyada timirta marka la cunayo

The dream indicates that you are marrying a man of great value if you are a girl, if you are married you will get a livelihood and it can be that sustenance, it also shows knowledge that is easily obtained, as well as a prosperous life, the fruits eaten of all kinds be generally a nearest sustenance, marriage, money, knowledge, etc. It is a dream of good news.

Halkan ka daawo riyada qudaarta iyo miraha geedaha

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More