Riyada mas gacanta lagu haayo hadana aan dad cuneynin

Su’aasha:

Asc sxb sare seetahay xaaladaada maalmahaan websitekaa iga mashquulsanaayo si aan su aal kuu soo weydiiyaaba waayey nio ee waxaan rabay Hooyadey ayaa waxay ku riyootay riyo iyadoo mas gacanta ugu jira hadana maskaas iyada kama cabsaneyso madaxiisana waa yar yaryahay sidey iisheegtay marka maxaa lagu fasiri karaa baarakallaah

Riyada mas gacanta lagu haayo hadana aan dad cuneynin
Riyada mas gacanta lagu haayo hadana aan dad cuneynin

Jawaabta:

WCS waan kaa qaaday soo dhowoow saaxiibka Daruur qaaliga ah, su’aalaha ayaa aad u badnaa marka sidaas awgeed ayaa loo joojiyay su’aalo cusub in lasoo diro.

Riyadan waxay tilmaamaysaa cadow daciif ah inuu jiro laakin waxba idinka qaadi maayo dhibna ma idin geysan karo, laakin waxaa iska fiican in dadka qaar digtooni laga qabo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More