Riyada labo gabar ku tartamaya timo dheer

Su’aasha:

asc wll waxa ifasirtn riyadan waxn arkay gabdh aad utimo dheer said dhererkeda iyo timehedu wey islekayen aadna wey u qurux badneyn makeup marsaned iyada iyo gabdh kle oo timuhu dhabarka ama adhaxda marayn lkin an fedhneyn ama qurux badneyn aya igu laha man is timo legnhy iweydiyen marks dhahy maya ma islekankartanba wad mahadsantihin

Riyada labo gabar ku tartamaya timo dheer
Riyada labo gabar ku tartamaya timo dheer

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in guur idin soo dhow yahay adiga ama gabar kula dhalatay ama gabar aad qaraabo tihiin ayaa nin soo doonanaya, timaha dheer waa khayr badan iyo farxad iyo hanti iyo guur marka riyada aad bay u fiican tahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More