Riyada jiirka ama dooliga oo la dilayo

Riyada jiirka ama dooliga oo la dilayo

Su’aasha:

waxan kale oon ku royoday dooli qeebta dambe ka noqday barelaaso oo yacni ka dhintay qeebta dambe madaxa ka nool qof ayaa saaray bir qooti dooliga si u isii dhamestiro.

Riyada jiirka ama dooliga oo la dilayo
Riyada jiirka ama dooliga oo la dilayo

Jawaabta:

Doolliga ama jiirka guud ahaan wuuxuu tilmaamayaa meel barwaaqo ah oo ay cunto badan taallo, qofkii ku riyoodo doolli waxaa lagu fasiraa riyadaas inuu arsaaq badan heli doono oo gurigiisa ay ka fogaan doonto gaajo, dooliga masoo galo guri aan cunto oollin.

Riyada dilka doolliga waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto nolol wanaagsan oo bashbash leh.

Riyada Dooli cad oo weyn dooli yar cunaayo

The mouse or rat generally describes a fertile place where there is a lot of food, the person who dreams of a mouse is interpreted as a dream that he will have more food and his house will avoid hunger, the mouse does not enter a house without food.

The dream of killing a mouse indicates that you will have a good and bashful life.

 

Riyada jiirka halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More