Riyada garaw aan cunaayo oo caano leh

Su’aasha:

waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak
waxaan ku riyooday anoo cunaaya garaw caano leh oo aad u macaan aad waan ugu faraxsanaa waxaanu ku jiray madiibad gudaha cad
waxaa iikeentay gabadh hada lkn ma xasuusto cid ay ahayd
Allah mahadle.

Riyada garaw aan cunaayo oo caano leh
Riyada garaw aan cunaayo oo caano leh

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo nolol fiican iyo hanti xalaal ah, guud ahaan qofka marka uu ku riyoodo cunto xalaal ah oo macaan badan riyada waxaa lagu fasiraa nolosha qofkaas, sidoo kale sida ay noqon doonto, cuntada markja ay macaan badan tahay waa nolol raaxo leh.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More