Qofka sonkorta qabo ma isticmaali karaa qudaarta

Su’aasha:

Asc bahda daruur waan idiin salaamey waad Ku mahadsantihiin adeegga aad bulshada uheysaan waana Ku faraxsanhy inaan Ka qeyb qaato waxaan rabey hooyadey labo bilood Ka hor waxaa lagu so sheegey cudurka sonkorta markaas kadib ma cunin cunto nafaqo ah marka qudaarta mala siin karaa sida cambaha iyo qaraha iyo ansalaatada waxyaabaha nafaqada ah jirka u wanaagsn Insha Allah jawaab ayaan idinka sugoya.

Qofka sonkorta qabo ma isticmaali karaa qudaarta
Qofka sonkorta qabo ma isticmaali karaa qudaarta

Jawaabta:

Waxay cuni karaan dadka sokorta qaba furuudka iyo qudaarta oo aan dhibka u keeninin sokortana aan kicinin oona ay ka heli karaan nafaqo,  waxaa ka mid ah romaanka iyo babaayga iyo aananaaska iyo afokaadada  iyo liinta babmeelmada iyo farowlada (Strawberry).

Sidoo kale tufaaxa iyo ukunta iyo caanaha garoorka iyo digirta iyo shaaha cagaaran iyo cuntada badda sida kaluunka iwm. iyo baamiyaha iyo bocor hidniga iyo karootada iyo bataatiga macaan iyo qajaarka.

Cuntooyinkan oo dhan waxaa laga helaa vitamino kala duwan oo aad ugu fiican guud ahaan caafimaadka jirka sidoo kale qofka cudurka sokorta qaba way u roon yihiin.

Cambaha sokorta ayuu kordhiyaa, sidoo kale qaraha sokorta ayuu kordhinayaa

 

 

Midkee nafaqo badan Caanaha Xoolaha iyo qudaarta

يمكنهم للأشخاص المصابين بداء السكري  تناول الخضروات التي لا تسبب لهم مشاكل ولا ترفع السكر

ويمكنهم الحصول على التغذية ، بما في ذلك البرتقال والبابايا والقرفة والعدس والليمون والفراولة.

أيضا التفاح والبيض والحليب من الثوم والفاصوليا والشاي الأخضر والمأكولات البحرية مثل الأسماك وغيرها. واليقطين ، والخنزير ، والجزر ، والبطاطا الحلوة ، والخيار.

كل هذه الأطعمة تحتوي على فيتامينات مختلفة جيدة جدا للصحة البدنية العامة وهي أيضا جيدة للشخص المصاب بداء السكري.

المانجو يزيد من السكر ، وكذلك  البطيخ

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More