Qofka asoo salaada ku jira haduu dareenkiisa kaco maka buraysaa

Qofka asoo salaada ku jira haduu dareenkiisa kaco maka buraysaa

Su’aasha:

Asc markan salada gala waxaan katukan waya xasuus iyo dumar qaawan waxyalo dareenka kicinayo marka anigo salaada kujiro ayuu dareenka ikacaya salada miyay jabi mararka qar salada kadib guska ibtisa gudaheda marka gacanta kutabto waxyar Oo wooyan aad umaleyso Ayan ku arka marar guska Aya boowdada kutirtira anigo tijabinayo qoyan badan yahay wax qooyan ah oo boowdada tabto markan wayo salaada way kujirta Ayan dhaha marka salaadaha masaxba.

Qofka asoo salaada ku jira haduu dareenkiisa kaco maka buraysaa
Qofka asoo salaada ku jira haduu dareenkiisa kaco maka buraysaa

Jawaabta:

Waxay u badan tahay in waswaas daran ku hayo nasiibdarro waswaaska wuxuu kaasoo galay meel xun, marka hore waxaad iska ilaalisaa inaad daawato sawirada dumarka qaaqaawan maxaayeelay taas maskaxda ayay kaa galinaysaa sawiradaas shaydaankana wuxuu kusoo xusuusinayaa waqtiga salaadda.

Waswaaska wuxuu u gudbaa inaad ka shakiso inay wax kaasoo baxeen iyo in kale si salaadda uu kaaga jabiyo, salaaddaada ma jabayso haddii aan wax kaasoo bixin, biyaha waa inay banaanka usoo baxaan, ibta hadday ku jiraan shaqo kuma lihid.

Marka shaydaanka Ilaahay ka magangal oo ku dadaal salaadda inaad ku tukato si qushuuc leh.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More