Raga qaar shiirka dumarka maxay uga helaan qiso yaab leh

Women's sweat remover and women's beauty

Naag waxaa jirtay macallimad ahayd, naagaha macallimiinta iyada wax la dhigo ayaa waxay aad u dareemeen naagtan inay shiir badan tahay.
marka qolka naagaha ka dhexeeyay lasoo galo goorta xisada dhammaato shiirkeeda ayaa qabsanayaya  qolka oo dhan.
waxaa dhacday naagihii inay dhahaan qoftan sideen ugu sheegeynaa arrintan waa ceeb haddii aan dhahno shiirka badan iska suuli.
mid ayaa waxay soo jeedisay fikrad ah inay usoo iibiyaan daawada shiirka tirtirta oo ay baarsadeeda u galiyaan iyagoon la hadlay.
marka daawada ayay boorsada u galiyeen waxayna ugu qoreen warqad arrinta ay u sameeyeen.

Raga qaar shiirka dumarka maxay uga helaan qiso yaab leh
Raga qaar shiirka dumarka maxay uga helaan qiso yaab leh
Related Posts

naagtii shiirka badneyd marka ay aragtay daawada shiirka way dareentay inay dumarka u galiyeen daawada shiirka lagu nadiifiyo.
waxayna aragtay warqadda ay soo raaciyeen.
labo usbuuc ayay daawada isticmaashay kaddib sideedi ayay kusoo noqotay.
naagihii markay arkeen naagtii iyadoo sidii oo kale u shiiraysa ayay is dhaheen naagtan waxaa laga yaabaa inay ka dhamaatay daawada waxayna ka xishoonaysaa inay soo gadato.
marka shaqada u dhamaatay ayay naagihii la hadashay waxay ku tiri: waan ka xumahay ninkayga ayaa jecel shiirka labada isbuuc aan shiirka iska suuliyay wuu dhibsanayay.
anigana ma rabo ninkayga inuu ii naco dartiina.
haweenkii hal mar ayay wada xishoodeen mid ayaa la waayay hadasho.
marka shiirka naagaha raga qaar ayuu soo jiitaa rag waxaa jiro ka helo shiirka xaaskiisa, markuu shiirk uriyo aad u dareemo kacsi xoog badan.
dhididka naagaha iyo shiirka mar kaste ma aha mid wasakh ka dhasho dadkana way ku kala duwan yihiin.

shiirka wuxuu siyaadaa xiliga galmada socoto marka ninka iyo naagta ay dareemaan kacsi daran.
dad aad u shiir badan ayaa jiro iyo dad caadi ah.
rag iyo dumar ma kala laha shiirka waxaad arkaysaa gabar shir badan.

wuxuu u noqonaa shiirka hormoonka jirka.
qofka waxaa la rabaa inuu is nadiifiyo sidii dadka kale aysan u dhibsanin.
sidoo kale naagta ninkeeda uu yahay qof shiirka haweenka dhibsado naagtaas waa inay la dagaallantaa shiirka. shiiraka.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More