Ninku haduu ku cusub yahay guurka sidee buu gabar u bikro jabin karaa?

Su’aasha:

Asc walaal ninka ragga ah markuu ku cusubyahay guurka habeenka ugu horeyso qoftiisa markey tahay bikro sidee ayuu u bikrajabin karaa? Mida kale haduu isticmaalo saliid macsaro inuu geedka marsado howsha ma u sahlanaaneysaa? Bikro jabinta xoog miyuu u sameynayaa ninku?

Ninku haduu ku cusubyahay guurka sidee buu gabar u bikro jabin karaa?
Ninku haduu ku cusubyahay guurka sidee buu gabar u bikro jabin karaa?

Jawaabta:

Ma aha sida aad ka aaminsan tahay bigrajabinta, ma aha dagaal xaaska lala galayo habeenka aqalgalka, waxaa ugu fiican ninka caadi inuu isticmaalo raaxada asoo adeegsanaya waxa uu rabo uu marsan karo, mana aha isla habeenkaas inuu xoog ku jabiyo asoo ku faanaya, sheekada sidaas ma aha, galmada caadiga ayuu samaynayaa asoo xaaskiisa la raaxaysanayo wax kastana way hagaagayaan.

Waxa ugu muhimsan waa kalsoonida laga rabo inuu xaaskiisa siiyo habeenka aqalgalka inaysan baqain, maxaayeelay hadallo badan ayay ka mashaqay habeenkaas, hadalladaas badankooda waxay ka dhigayaan habeenkaas habeenka la qalo gabadha, taasna sax ma aha.

In badan ayaan ka hadalnay webka ayaadna ka raadin kartaa faahfaahin dheeraad ah.

 

Dhiigga habeenka aqalgalka iska soconaya maxaa keeno

عن أنس بن مالك قال: إذا تزوج البكر على الثيب، أقام عندها سبعا، وإذا تزوج الثيب على البكر، أقام عندها ثلاثا. قال خالد: ولو قلت إنه رفعه لصدقت، ولكنه قال: السنة كذلك. [وفي رواية]: من السنة أن يقيم عند البكر سبعاالمصدر

من سنة المصطفى صلى الله عليه وسلم إذا تزوج الرجل المرأة البكر على زوجته الأولى، أقام عندها سبعة أيام، ثم قسم بينها وبين الأخرى بعد ذلك بالعدل، وإذا تزوج ثيبا -وهي التي سبق لها الزواج- أقام عندها ثلاثا، ثم بعد انقضاء المدة قسم ليلة لهذه، وليلة لهذه.
وخصت البكر بالسبع لما فيها من الحياء، فتحتاج إلى فضل إمهال وصبر وتأن ورفق، والنفس أيضا تميل إلى الإقامة معها أكثر، فيواصل الإقامة معها إلى سبعة أيام، والثيب قد جربت الرجال، وهي أقل إلى المؤانسة، والنفس أيضا أقل تعلقا بها من البكر، إلا أنها من حيث استجدت الصحبة أكرمت بزيادة المواصلة، وهي الثلاث، ثم بعد ذلك يشرع في القسم، وسواء كان عنده قبلها واحدة، أو اثنتان، أو ثلاث.
وفي الحديث: حرص التابعين على أداء ألفاظ الرواية على الوجه الذي سمعوه من الصحابة رضي الله عنهم.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More