Naagta ninkeeda waxay kusoo jiidan karto

Muuqaalkan gabar nolosha qoyska fahansan ayaa waano u jeedinaysa gabdhaha xaasaska ah.

Naagta ninkeeda waxay kusoo jiidan karto
Naagta ninkeeda waxay kusoo jiidan karto

Isfahanka guurka ama lamaanaha ma aha wax yar, jacaylka dhabta ah ah wuxuu ku dhisan yahay isfahan iyo iskaashi.
soomaalida marka ay ku noolaayeen dalkooda waagii hore 40 sano kahor wax dhib ah kama jirin dhexdooda, iyadoo xaalka caadi uu iska ahaa.
laakin hadda raga iyo dumarka kalsoonida ayaa ka dhuntay, furriinka wuxuu iska noqday biyaha la cabbo oo kale.

sidoo kale waxaa adag naagaha maanta inay raggooda ka dambeeyaan oo ay tixgaliyaan.
waxaa laga yaabaa naagta inay ninkeeda yasto ama ay iska tagto meesha ay rabto.
marka la tagay qurbaha siiba dalalka reer galbeedka sheekada wayba kasii dartay.

 

furiinka ayaa aad u batay, iyadoo nolol la helay cunto iyo lacag.
marka waxaad fahmaysaa raaxada guurka kuma xirna cunto iyo lacag.
waxaa ay ku dhisan tahay jacayl iyo kalsooni iyo wanaag oo diinta islaamka ku tiirsan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More