Naagta la qabo oo nin kale waddo 7-da astaan lagu garto

Naagta la qabo oo nin kale waddo 7-da astaan lagu garto

Waxaa jirta murti oranaysa:

 

(المرأة التي تحب اثنين، تخدع كلاهما وتضحك المرأة متى تمكنت، ولكنّها تبكي متى أرادت وعندما تصمت المرأة، فاعلم أنّها تدبر لمكيدة، والمرأة كذلك نصف الحياة، إذا كانت مخلصة لزوجها)

(Naagta labada nin jecel labadaba way khiyaanaysaa waxayna qoslaysaa markay gaarto danteeda, laakin waxay ooynaysaa markay rabto, markay aamusan tahay haweeneydu ogow inay qorshaynayso dhagar, naagta sidaas oo kale waa nolosha barkeeda hadday ninkeeda daacad u tahay)

 

Naagta la qabo waxay leedahay xurmad ka duwan naagta aan la qabin, waayo lama guursan karo, mana  shukaansan karo qof guurdoon ah, waa xaaraan.

Laakin naago waxaa jira oo aan akhlaaq lahayn oo nimankooda khiyaanaya, oo niman kale xiriir la yeelanayan, haddaba toddo astaan haddii naagta aad ku aragto waxaad ogaataa naagtaas inay nin saaxib la tahay.

Naagta la qabo oo nin kale waddo 7-da astaan lagu garto
Naagta la qabo oo nin kale waddo 7-da astaan lagu garto

1- Dhaqankeeda ayaa is baddalo, saad ku ogaan jirtayba ma aha, ninkeeda ma ku dadaalayso mana qiimaynayso, haweeneyda marka nin kale ay rabto ama ay shukaansanayso, sidoo kale waxay isku mashquulinaysaa sheeko ah shaqada guriga iyadoo ka cararayso ninkeeda inay jaanis siiso ama waqti macaan la qaadato.

3- Waxay jecashay inay kaligeeda meel fariisato iyadoo fikirayso ayay dhoolacdeynaysaa, mar kaste maskaxdeeda way baxsan tahay, waxay lasoo baxaysaa dhaqan aysan lahaan jirin, xitaa hurdada ayaa ka tageyso waxaa laga yaabaa ninkeeda  inay dhabarka u jeediso oo ay ka baqayso inay toos indhihiisa u fiiriso xiliga jiifka sariirta.

4- waxay ka cararaysaa galmada, astaantan ayaa ugu daran oo tilmaamayso inay ninkaas la raaxaysato, nagaha la qabo raga kale la tunto waxaa lagu gartaa inay ninkeeda u diiddo galmada iyadoon xanuunsanayn markii horena ay rabi jirtay oo ay ahayd naag kacsi badan, marka nin kale ay la raaxaysanayso ma rabto ninkeeda inay raaxo u oggolaato, maba awooddo inay ninkeeda u dhowaato xujooyin ayay  u raadsanaysaa si ay ugu diiddo raaxad sariirta, ama haddii ay raaxaysanayso indhaha ayay iska daboolanaysaa ama waxay ka dalbanaysaa ninkeeda qaababa ayasan dalban jirin oo nolosheeda ku cusub.

5- Marka ay bannaanka aadayso labiska ayay aad ugu dadaalaysaa, waxay bilaabaysaa inay aad isu qurxiso marka ay baxayso, marka ay guriga joogatana murug ayaa ka muuqanayso, sidoo kale waxay bilaabaysaa dhar nooc kale aysan qaadan jirin inay qaadato.

6- Sidoo kale waxay lasoo baxaysaa ninkeeda inay dhaleeco ku bilowdo, ma arkayso waxaan eed ahayn, dhaqan xun ayay la soo baxaysaa, waxay bilaabaysaa inay shaqsiyaddiisa durto, dharkiisa iyo jirkiisa, ama inay niyadda ka disho, urka afkiisa inay ka hadasho, inay jacaylka ay ka durto eed aan dhamaanin la timaado.

7- Mar kaste in laysku dhaco, inay i fur tiraahdo sidoo kale inay ku tiraahdo hadalo tilmaamayo inysan labadooda isu qalmin, guurkooda inuu ahaa mid lagu kahasaaray, inay muujiso shallaay iyo nacayb isla socda.

Astaamahan oo dhan waxay tilmaamayaan naagtan xariif kale inuu durbaan u tumayo, naagaha la qabo marka ay nin kale shukaansanayaan sidaas ayay u dhaqmaan.

Naagta maxaa ku kallifaya inay nin kale si qarsoodi ula hadasho iyadoo ah xaas, naag guri leh oo nin qabo?

Sababo badan ayaa keena waxaa ugu muhimsan labo sabo.

Midda koobaad: naagta oo ninka dan u gashay lacag kusoo raacday ama waalidkeeda qasab ugu guuriyay iyadoo nin kale jacayl la wadday.

Midda labadaan: ninka inuu naagta ka mashquulay oo hadal macaan ay ka weysay oo sariirta raaxadeeda ay si fiican uga heli weysay iyadoo ah naag u baahan raaxo oo isagana arrinta meel kale la aaday, taasna waxay keenaysaa nin kale inay raadiso oo xumaan ay ku dhacdo gurigana sidaas ayuu ku burburaa.

Dumarka inta badan rag ayaa dayaco, ninka raba naagtiisa inuu dhowro waa inuu qalbigeeda dhowraa, waa inuu dareemaa waxyaalaha ay u baahan tahay,

Waso jeclaaday haween oo afka ah malagu noqdo qof dumar dhaqi karo, dumarka waxay rabaan fal, naagtaada haddii aad ka mashquuso ama aad ka safarto ogow nin kale inuu meesha soo galayo, siiba haday tahay naag qooq badan, waxaan ku jirnaa saman naagaha ay kala xariiri karaan raga internetka Facebook iyo WhatsApp iyo Viber iyo Imo, baraha bullshada guryo badan ayay dumiyeen, marka gurigaaga Ilaali.

Maxaa lagu gartaa naagta saaxiibka leh

Shukaansiga qaldan iyo kan toosan

 

ليس المقصود من المرأة مجرد قضاء الشهوة بل أن تصير شريكة للرجل في ترتيب المنزل وإعداد مهماته من المطعوم والمشروب والملبوس، وأن تكون ربة البيت وحافظة للباب وأن تكون قائمة بأمور الأولاد والعبيد، وهذه المهمات لا تتم إلا إذا كانت مقصورة الهمة على هذا الرجل الواحد منقطعة الطمع عن سائر الرجال، وذلك لا يحصل إلا بتحريم الزنا وسد هذا الباب بالكلية. وسادسها: أن الوطء يوجب الذل الشديد، والدليل عليه أن أعظم أنواع الشتم عند الناس ذكر ألفاظ الوقاع، ولولا أن الوطء يوجب الذل، وإلا لما كان الأمر كذلك، وأيضا فإن جميع العقلاء لا يقدمون على الوطء إلا في المواضع المستورة، وفي الأوقات التي لا يطلع عليهم أحد، وأن جميع العقلاء يستنكفون عن ذكر أزواج بناتهم وأخواتهم وأمهاتهم لما يقدمون على وطئهن، ولولا أن الوطء ذل، وإلا لما كان كذلك.
وإذا ثبت هذا فنقول: لما كان الوطء ذلا كان السعي في تقليله موافقا للعقول، فاقتصار المرأة الواحدة على الرجل الواحد سعي في تقليل ذلك العمل، وأيضا ما فيه من الذل يصير مجبورا بالمنافع/ الحاصلة في النكاح، أما الزنا فإنه فتح باب لذلك العمل القبيح ولم يصر مجبورا بشيء من المنافع فوجب بقاؤه على أصل المنع والحجر، فثبت بما ذكرنا أن العقول السليمة تقضي على الزنا بالقبح.
وإذا ثبت هذا فنقول: إنه تعالى وصف الزنا بصفات ثلاثة كونه فاحشة، ومقتا في آية أخرى: وساء سبيلا أما كونه فاحشة فهو إشارة إلى اشتماله على فساد الأنساب الموجبة لخراب العالم وإلى اشتماله على التقاتل والتواثب على الفروج وهو أيضا يوجب خراب العالم. وأما المقت: فقد ذكرنا أن الزانية تصير ممقوتة مكروهة، وذلك يوجب عدم حصول السكن والازدواج وأن لا يعتمد الإنسان عليها في شيء من مهماته ومصالحه. وأما أنه ساء سبيلا، فهو ما ذكرنا أنه لا يبقى فرق بين الإنسان وبين البهائم في عدم اختصاص الذكران بالإناث، وأيضا يبقى ذل هذا العمل وعيبه وعاره على المرأة من غير أن يصير مجبورا بشيء من المنافع، فقد ذكرنا في قبح الزنا ستة أوجه، والله تعالى ذكر ألفاظا ثلاثة، فحملنا كل واحد من هذه الألفاظ الثلاثة على وجهين من تلك الوجوه الستة، والله أعلم بمراده

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More