Naag ayaa ku riyootay inay ku jirto umul naago ay taqaano u kaalmeynayaan

Su’aasha:

Naag ayaa waxay ku riyootay in ay ku jirto umul ,naago ay taqaano u kaalmeynayaan , maxaa lagu fasiraa riyada?

Naag ayaa ku riyootay inay ku jirto umul naago ay taqaano u kaalmeynayaan
Naag ayaa ku riyootay inay ku jirto umul naago ay taqaano u kaalmeynayaan

Jawaabta:

Riyadan waa in laga eegaa dhnaco badan haddii ay gabadh aan la guursanin ay tahay riyada waxay tusinaysa jirro iyo cudur inuu ku dhici doono gabadhan riyada aragtay, haddii ay dhalmo argato oo aysan umul ahayn waa khayr iyo wanaag ay heli doonto, haddii ay tahay naag la qabo oo ay dhahso gabar qurux badan riyada sidoo kale khayr ayay tilmaamaysaa, marka riyada waxaa fiican in qofka uusoo faahfaahiyo hadduu rabo fasiraad sax ah sidoo kale qofka riyooday xaaladdiisa in la sheego hadduu yahay doob ama xaas.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More