Maxaa badiya dareenka gabdhaha girls feelings

Maxaa badiya dareenka gabdhaha girls feelings

Marka laga hadlayo kacsi ma aha kaliya arrin la xiriirta jirka ama xubnaha.

Laakin waa arrin shaqo ku leh maskaxda iyo nafta.

Dumarka waa sida raga ah waxaa laga yaabaa inay iyagana daciifaan oo uu yaraado kacsigooda.

Sidoo kale wixii raga kacsiga u kordhiya oo nafaqo ah ayaa iyagana kacsiga u siyaadiyo.

Dareenka gabdhaha suniga girls feelings

Dad badan ayaa is weydiiya gabdhaha sunada u gudan ama kuwa aan la gudin kacsigooda maka badan yahay kuwa gudan ama kuwa fircooniga u gudan?

Su’aashan aad baa loo soo weydiiyaa jawaabteedana way iska caddahay laakin waxay u caddahay dadka wax ka fahansan hablaha ama dumarka.

Maxaa badiya kacsiga dumarka
Maxaa badiya kacsiga dumarka

Hablaha dareenka waxaa u kordhiyo waxyaalo badan oo ay ugu muhimsan yihiin caafimaadka nafta iyo jirka.

Dumarka dareenka leh galmada way tabaan wayna ku raaxaystaan kaliya isma dhiibaan.

Waayo jirkeeda wuu dareemaa raaxada uu u baahan yahay iyo macaanka naagta ay dareemayso.

Astaamaha raaxada dumarka

Astaamaha raaxada ama qooqa gabdhaha ayaa la dhahaa waxaa ka mid ah fikirka raaxada ama galmada.

waso aragnay waxyaabo badan waana laga soo hadlay su’aalo badan ayaa layna soo weydiiyay oo wax badan ayaan soo sheegnay.

Dumarka da’da yar iyo kuwa habraha ah way ku kala duwan yihiin xaga dareenka ama kacsiga maskaxda.

Raaxada dumarka waxay u noqonaysaa naagta waxa ay ka aaminsan tahay raaxada iyo macaanka kulanka sariirta.

Daawooyinka iyo cuntada dareenka

Waxaa ugu xun waa daawooyinka la qaato kacsiga keena laakin cuntada dareenka keenta ayaa kugu filan sida kaluunka oo kale.

Cuntoooyinka la siin karo qofkay siigada dishay

 

Cuntada dareenka haweenka kaalin weyn ka qaata waa kuwan:

  1. Fish & Seafood
  2. meats
  3. chickens
  4. Dark Chocolate
  5. bananas
  6. Sweet Potato
  7. Eggs
  8. Sesame oil
  9. olive oil
  10. melon
  11. Peanuts and all kinds of nuts
  12. Milk

 

 

 

  1. السمك والمأكولات البحرية
  2. اللحوم
  3. الدجاج
  4. الشوكولاتة الداكنة
  5. الموز
  6. البطاطا الحلوة
  7. البيض
  8. زيت السمسم
  9. زيت الزيتون
  10. البطيخ
  11. الفول السوداني وجميع أنواع المكسرات
  12. الحليب
  1. Mallayga iyo cuntooyinka badda
  2. Hilibka.
  3. Digaaga.
  4. Shukulaatada madow.
  5. Mooska.
  6. Bataatiga macaanka.
  7. Ukunta.
  8. Saliid macsarada.
  9. Saliid Seytuunka.
  10. Qaraha
  11. Looska iyo dhamaan yicibta
  12. Caanaha.

 

Faahfaahin ku saabsan waxtarka cuntada  halkaan ka akhriso

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More