Ma jiraan dumar aan gaarin gariirka raaxada

Ma jiraan dumar aan gaarin gariirka raaxada

Su’aasha:

scw walaal biyabax dumarka siduu yahay ma jiraan dumar aan biyabixin oo raaxaysta

Ma jiraan dumar aan gaarin gariirka raaxada
Ma jiraan dumar aan gaarin gariirka raaxada

Jawaabta:

Raga iyo dumarka way ku kala duwan yihiin dhinaca biyabaxa ama shahwada, raga marka ay raaxaysanayaan ugu dambeyn biyo ayaa ka yimaada oo calaamad u ah inuu gaaray ninka meesha ugu dambaysa, laakin naagaha badankooda sidaas ma aha, naagta waxaa laga yaabaa biyabaxeeda inuu yahay raaxo iyo dhaqdhaqaaq xoog badan ay ka dareemayso murqaha farjiga oo calaamad u ah inay gaartay meesa ugu dambaysa raaxada sidoo kale jirkeeda oo dhan ayay ka dareemaysaa, waxaa jira dumar qoyaan badan ka yimaado marka ay gaaraan xaaladdaas qoyaankana banaanka ayuu usoo baxaa waliba waxaa laga yaabaa dhowr jeer inay sidaas dareemaan.

Waxaa jirta xaalad naadir ah ama dhif ah oo ninka iyo naagta aysan gaari karin biyabaxa ama raaxada gariirka ugu dambeysa taas waxaa la dhihi karaa waa mushkilo u baahan daawo.

Men and women are different in terms of ejaculation or semen, when men enjoy it finally water comes from it as a sign that the man has reached the last place, but most women are not so, the woman may have ejaculated to be a pleasure and a strong movement she feels in the muscles of the vagina which is a sign that she has reached the last place of pleasure as well as her whole body, There are women who get a lot of moisture when they reach that condition and the moisture goes out and they may feel that way several times.

There is a rare or rare condition where a man and woman cannot reach the ejaculate or the pleasure of the final concussion which can be said to be a problem that requires medication.

Riyada Galmada

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More