Galmada duhurka duqnimo maa laga qaadaa

Intimate relationship at noon time

Su’aasha:

Waxaan maqlay galmada watiga duhurka ninka uma fiicna, qofka waqtiga duhurka galmo la sameeya xaaskiisa wuxuu kala kulmaa dhibatoyin badan wax kamid ah duqnimo aya kusoo degdegayso timihisa cirada ayaa dhaqso galayso jirooyin badan ayu ka qada xiliga duhurka marka waxan rabi laha inaad iiga soo jawabtan adna wad u mahasan tihin.

Galmada duhurka duqnimo maa laga qaadaa
Galmada duhurka duqnimo maa laga qaadaa

Jawaabta:

Galmada guud ahaan waqti kaste waa la sameyn karaan maalin iyo habeen iyo subax iyo galab iyo duhur wax dhib ay leedahay ma jirto, laakin waqtiga dhibka ay qofka u keenyso waa marka uu aad u daalan yahay ama aad u dhergan yahay ama aad u gaajaysan yahay ama aad u ooman yahay ama aad bukan yahay, sidoo kale waqtiga aadka u kulul asoo daalay oo aan nasanin waqtiyadaas ayay qofka dhib u keeni kartaa, laakin waqtiga duhurka caadiga ah asoo aan daalneyn ama aan gaajaysneyn ama jirro haynin iwm. dhib uma keento, dadka waxyaalaha ay sheegaan kuma dhisna aqoon in qofka duhurka naag u tago inuu dhaqsi ku duqoobayo ama cirro ay kasoo baxayso si dhaqsi ah sax ma aha.

Galmada duhurka dhibka ay leedahay
Galmada duhurka dhibka ay leedahay

Galmada duhurka haddii qofka uusan meel kulul ku samaynaynin oo qorrax aan ku dhacaynin waxay la mid tahay galmada habeenka.

Galmada duhurkii dhibka waaa lagala kulmaa marka aad ku sameyso meel qorax ah oo jirkaaga qorax ku dhacayso.

 

Galmada waqtiga kulaylka iyo kacsiga dumarka xiliga kulul

 

Galmada ugu mac ee raaxo badan siin karta dumarka maxay tahay?

يمكن ممارسة العلاقة بشكل عام في أي وقت ليلا ونهارا وصباحا وبعد الظهر

بعد الظهر ولا يوجد أي ضرر ، ولكن وقت المشكلة التي تسببها هو عندما يكونون متعبين جدا

أو جائعين جدا أو عطشان جدا أو مرضى ، أيضا في الوقت الحار جدا عندما تكون متعبا ولا تستريح خلال هذه الأوقات ،

يمكن أن يسبب مشاكل للشخص ، ولكن خلال وقت الظهيرة العادي لا يكونون متعبين أو جائعين أو مرضى ، إلخ.

هذا لا يسبب مشاكل ، لا يعرف الناس ما يقولونه أن الشخص الذي يذهب إلى امرأة عند الظهر يتقدم في السن بسرعة

أو أن الشعر الرمادي يخرج بسرعة ليس صحيحا.

الجنس عند الظهر إذا كان الشخص لا يفعل ذلك في مكان حار ولا يغرب في الشمس هو نفسه الجنس الليلي.

Fasirka riyada galmada halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More