Gabar waano usoo jeedisay gabdhaha niikada soo duubo

Is girls dance at wedding in Somali culture?

Dhaqanka gabdhaha Soomaaliyeed oo sii xumaanaya gaar ahaan gabdhaha soo galo baraha bulshada.
Gabdhihii waxay bilaabeen inay ku dhaqaaqaan niikada iyo falal qaab daran oo ka xun sawirada aysoo galiyaan caadiga ah.

  waxay soo galiyaan baraha bulshada niiko video dirac qaawan iyo dhar foolxun oo dhab ku ah jirka.

Gabar waano usoo jeedisay gabdhaha niikada soo duubo
Gabar waano usoo jeedisay gabdhaha niikada soo duubo

laakin gabdhaha soomaali oo dhan ma xuma  mar kaste dadka waxaa ku jira qof fiican oo wanaagga dadka u sheega.
gabar soomaaliyeed oo waano fiican usoo jeedisay haweenka soomaaliyeed oo ku hallaabay baraha bulshada kuwa dabada qaawan wareejiya kaddibna soo dhiga baraha bulshada oo dhalinyarada fasahaadinaya.
gabadhan waxay ula hadashay dumarka soomaaliyeed qaab caqli ku salaysan sidoo kale waa gabar diinta fahasan oo aan ahayn hablaha maanta u maleeyay in lays qaawiyo oo la niikiyo horumar.
soomaalida bulshadooda maalmahaan dhaqankan ayaa ku soo badanaya waa in looga digaa.
muuqaalkan faafi si uu u gaaro gabdho badan oo u baahan waano.

waliba aroosyada ayaa waxaa lagu faafinayaa niiko dumar iyo rag isku jira.

aroos kaste hadda niiko ayaa lagu darayaa waa dhaqan aad u liita kaddib ayaa lasoo dhigayaa Facebook ama Youtube .

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More