Donald Trump oo Mike Tyson shaqaale u ahaa

Donald Trump and Mike Tyson

Soddon sano kahor Mike Tyson feeryaqaanka caanka ahaa wuxu ka dhigtay madaxweynaha maraykanka hadda Donald Trump lataliyaha xagga dhaqaalaha ee gaarka u ah, taas ma aha Trump inuu faqiir ahaa laakin waxaa cad in Tyson uu ahaa mid ka awood badan kana hanti

Donald Trump Oo Mike Tyson Shaqaale U Ahaa
Donald Trump Oo Mike Tyson Shaqaale U Ahaa

badan illeen isaguu u shaqyn jirayee caasharka laga baranayo waa:

1- shaqaalahaaga maanta waxaa laga yaabaa inuu berri madax kuu noqdo, sidaa awgeed cadaalad u samee dadka kuu shaqynaya
2- Tyson wuxuu noqday maalmahan qof aan wax haysan, wuxuuna ahaa midka ugu hanti badan cayaartoyda caalamka waa hore, shaqaalihiisa Trump wuxuu madax u yahay dowladda USA.
marka wax kaste adduunka sidaas ayuu isu baddalaa adduunyo laguma sirmi karo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More