Dambiga labo nin haday geedkooda isa saaraan

Su’aasha:

labo wiil haddi ay isku qabtaan labada gus  midba midka kale guskisa midka kale salsalaxo oo sidaas ay ku biyabaxan maxaa laga rabaa inay sameyan  siigo miyaa mise waa dambi kale.

Dambiga labo nin haday geedkooda isa saaraan
Dambiga labo nin haday geedkooda isa saaraan

Jawaabta:

Inaad cowradaada qof kale tusto waa dambi inaad taabato cowro kale waa dambi, oo aan xaaskaaga ahayn, falkan waaba kasii daran yahay kan ninka iyo naagta, waayo falka qoom luud nin inuu in kale ku raaxaysto, ma aha kaliya in nin nin kale dabada uga tago labada xubnood haddii lays saaro waa dambi foolxun oo faaxisho ah sidoo kale haddii nin nin kale geedka u qabto, waxaa lagaa rabaa inaad dhaqsi uga taowbad keento oo aadan mar kale u noqonin falkaas, waa halis.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More